Atariishadaan janaasadii ninkeeda iyo duugistiisa kama qeyb galin ayadoona sabab uga dhigtay in caruurta guriga ku heyso.

0
1305

Atariishada Turkishka ah ee lagu magacaabo Özgü Namal taasoo uu dhawaan geeriyooday ninkeeda ayaanan tagin aaskiisa iyo qabrigiisaba.

Özgü Namal ayaana qabrigiisa usoo dirtay Ubax ama Fiyoore uu la socdo qoraal kooban oo baroor diiq ah mana aysan tagin qabrigiisa.

Markii la weydiiyay sababtana waxay ku jawaabtay in caruurta beylo katahay oo aysan dooneynin iney ka tagto sidaas owgeedna ay go’aansatay in caruurta waqti lasii qaadato si aysan u dareemin cidlo iyo geeridii aabahood ku timid.

Atariishadaan ayaana markii ay guursatay 8 sano kahor joojisay jiliinkii ayadoona u go’day nolosha ninkeeda iyi caruurteeda horayna waxay u jishay taxanayaal badan.

Hadaba akhristow sidee u aragtaa hab dhaqanka atariishadaan??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here