Atariishadaan waxay sheegtay in aabaheed uu Mulxid yahay maadaama uu naftiisa inbadan jecel yahay.

0
628

Atariishada Turkiga Oyku Gurmen ayaa hadal layaabku noqday dadweynaha ka sheegtay mid kamid ah barnaamijyada TVyada ka baxa madib markii ay aabaheed gaal ku tilmaantay.

Oyku ayaa tiri; “Aabaheyga waa insaan Muxlid ah, anigana ma aaminsani in Kaafirka uu leeyahay damiir iyo naxariis, waayo gaalnimada waxay ku timaadaa anaaninimo iyo in qofka daatadiisa jeclaado, aabaheyna sidaas ayuu ahaa”.

Oyku Gurmen waxay sheegtay in qofka kaafirka ah uu marwalba naftiisa wax walba la rabo oo uusan damiir iyo naxariis laheyn aabaheedna uy sidaas oo kale yahay.

Hadalkaan ayaana aad uga yaabiyay dadweynihii barnaamijka dhageystay maadaama ay aabaheed gaalnimo ku tilmaantay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here