29 sanno jirtaan Swara Bhaskar ayaa waxay haatan si la yaab leh daaha uga qaaday inuu mid ka mid ah filim-agaasimeyaasha Bollywood Industry galmo ka dalbaday markii ay shirkaddaan ku cusbeyd.

Swara oo la hadlaysay Leading Daily ayaa tiri: “Dabcan ragga gabdhaha u dhiiba doorarka ay aflaanta ku leeyihiin waa caado inay ka dalbadaan inay sariirta la wadaagaan.

“Aniga waa ay igu dhacday arrintaan, dhowr door oo la iiga ballan qaaday aflaan waa weyn ayaana ku waayey arrintaan darteed. Waxaan dareemay sida inaan ahay qof beylah yaalla waana isk wareeray. Xitaa filim-sameeyeyaasha qaarkood ayaan farriin iisoo dirin maxaa yeelay waxay ogyihiin halka aan taaganahay.

“Maadaama aan ahay qof aan hadalka la gamban, maadaama aan ahay gabar waxbaratay, waa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here