Atariishada Öykü Karayel waa mid kamid ah atariishooyinka ugu waaweyn turkiga ayadoona horay ula soo shaqeysay jilayaasha ugu waaweyn turkiga sida Kivanc Tatlitug.

Hadaba atariishadaan ayaa waxaa la dhalatay gabar ay mataano yihiin siweyna isugu egyihiin taasoo aan laga aqoonin iyada sidey isku shabahaan darteed.

Öykü Karayel sawir ay soo dhigtay barteeda Instagramka ayaa hal xiraale ku noqotay jamaahiirteeda in ayada iyo walaasheed kala saaraan taasoo siweyn ugu adkaatay waliba lakala aqoon waayo sidey isugu egyihiin darteed xitaa saxaafada ayaa ku wareertay.

Hadaba halkaan hoose ka arag sawirka lagu wareeray;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here