Home » Nolosha Jilaayaasha » Atharvaa Iyo Raashi Khanna Oo College-ka Jaceyl Ku Sameenayaan Iyo Heeska Imaikkaa (+Video)

Atharvaa Iyo Raashi Khanna Oo College-ka Jaceyl Ku Sameenayaan Iyo Heeska Imaikkaa (+Video)

Waxaa lasoo bandhigay heeska Imaikkaa Nodigal ee kujirta filmka Vilambara Idaiveli kaaso ah mashruuc jaceyl oo ay hogaamiyaal ka yihiin Atharvaa iyo Raashi khanna.

Filmka waxaa hogaamiso guud ka ah Nayanthara halka uu kaabo laadar uu ka yahay Filmsameyaha Bollywoodka Anurag Kashyap kaaso markii kowaad koonfur u shaqo doontay jiliina sameenayo.

Mashruucan waxaa la daawan doon sanadkaan 2018 hadaba halkaan hoose kaga bogo heeska filmkaan laga soo bandhigay: