Waa seddexda atiriisho waqtigaan Bollywoodka ugu awood badan ee kala ah Deepika Padukone, Alia Bhatt iyo Katrina Kaif xidigaan ayaa sheegay haduu Bollywoodka yimaado inuu seddexdooda la shaqey doono maadama iyaga koonfur usoo soconin balse sheekada xiisaha leh ayaa ah inuu ka dhawaajiyay Deepika shumis inuu la wadaago doonaayo.

Prabhas

Saxaafadii wareysaneysay ayaa suaashan adag weydiyeen xidigaan, kadib markuu ku dhawaaqay seddexdooda inu jeclaa lahaa la shaqeyntooda waxay saxaafada weydiyeen mida uu aadka u jecel yahay shumiska bishimaha inuu la wadaago waxuuna ku jawaabay.

“Aniga inta badan muuqaalada noocaas ah kama helo sameeyntooda waana ka cuddur daartaa marar badana wey dhacday balse hadii laga fursan waayo atiriishada aan ugu jeclahay shumis shaashada inaan kula wadaago waa Deepika Padukone.”

“Waligey lama wadaagin oo wada shaqeyba nama dhexmarin sababta aan ku doortayna waxa tahay waa atiriisho rooseeto qiyaas ah isticmaasho soo jiidashana leh anigana ma xamili karo rooseeto badan.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here