Home » Nolosha Jilaayaasha » Atiriishada Taapsee Pannu Oo Labiskeedii Wax Laga Sheegay Intii Lagu Gudajiray Xafladii Star Screen Award (+Sawiro)

Atiriishada Taapsee Pannu Oo Labiskeedii Wax Laga Sheegay Intii Lagu Gudajiray Xafladii Star Screen Award (+Sawiro)

Sidaan horey idiin kula socodsiinayba waxaa laqabtay xafladii balaarned taaso abaal marino kala duwan lagu bixinaayey sanadkaan Star Screen Award 2017.

Waxaa xafladaan kasoo qeyb galeen xidigo badan oo Bollywoodka katirsan kuwaaso labis kala nooc ah kuyimaadeen.

Sido kale waxaan idin la wadaagnay xidigaha ugu labiska qurxoona ee rooga casaanka kusocdeen kuwaaso amaan lagala duldhacay iyo kuwii kudhaceenba ama labiska qaabka daran ee foosha xun meesha la yimaaden.

Hadaba Atiriishada Taapsee Pannu waxay kamid aheyd xidigihii goobta yimaaden sido kale waxaa la shaaciyay in ay kamid aheyd kuwa ugu labis qurxoona balse khalad dhacay awged labiskeeda loo dhalilay.

Wax kale ma ahan marka aad sawirka sifiican ufiiriso waxaa kuu muuqaneysa Taapsee oo rajabeeto hoose wadata taasi ayeena gudigii mesha joogay u arkeen labis ciladooaby balse khaladkaas Taapsee malahen ee qofka labis hagaajinta uqaabilsana ayaa lahaa khaladkaas oo in dharkeeda hoose muuqdaan lama rabin waana sababta keentay in markii hore laga bixiyo liiska kuwa ugu labiska qurxoon balse markii dambe loo aqoonsaday.

Arinkaan sifiican looma ogaan lahen balse saxaafada oo xidigtaan sawiro fara badan ka qaadeysay ayaa kaamerada sifiican usoo saartay waana mida waxwalbo kashiftay balse eeda waxaa dusha looga tuuray Devik Bhatt kaaso ahaa ninka style-ka ama labiska Taapsee u qaabilsana kaaso dayacay xidigtaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *