Vaani Kapoor dacwad kadhan dhanka diinta hinduuga ayaa laga gudbiyay haderna Saldhiga Police-ka ayaa looga yeeray maadama ay ku xad gudubta diinta hinduuga dhaqan ahaan kuna tumatay sanamka weyn ee ay caabudaan hinduuga.

Shri Ram waa sanad kamid ah sanamyada ama dhagaxaanta ay caabudaan hinduuga inuu ilaahoda yahay ayee u heestaan Alle ayaan ka magan galnee shirkigaas, waxay sameysay Vaani labis gaaban intee soo xirataya ayee magaca sanamdkaas oo ladhaho Ram kusoo qorotay dharkeeda.

Micnaha labiskeeda waxuu ka sameysnaa mid kuqoron magacaas ee iyada kuma sameeysan waxaa lagu heestaa adoo jilaa caan ah maxaa magaca Ram oo diin ahaan loogu xiran yahay aad labis ahaan magaciisa u wadataa adoo magaalka la dhex mushaaxaayo.

Goonadeeda hoose, xabadka, garbaha meel walba ayuu magacan kaga qornaa Vaani Kapoor labiska ay wadatay sidaa aawged yaa awood kuusiiyay ayaa la leeyahay inaa sanamkii la caabudaayey magaciisa aad jirkaada ku qoroto waliba adoo dhar gaagaaban xiran.

Doodaas ayaa kasocota magaalada Mumbai waxaa macquul ah in Vaani Kapoor laxiro maadama xad gudub diin ahaan ay sheekada joogto dadkii muslimiinta ahaayen ee India ku noolaayeen qaarkood ayaa falka Vaani taageereen ileen dhamaanteena waxaan kasoo horjeednaa in sanam loo sujuudo hindidana jaahilnimo meel ay ka gaareen dhagax ayee kor fsdhiyaan sida inuu wax tari karo oo kale.

Waxaa la sugayaa dacwadan heerka ay gaarto hadii Vaani Kapoor la iska cafin doono kadib markee raali galin kabixiso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here