Home » Nolosha Jilaayaasha » Atiriishada Vidya Balan Oo Dooneysa Inee Xiriir Jaceyl La Sameyso Shah Rukh Khan (Ma Aha Sidaa Umaleeso)

Atiriishada Vidya Balan Oo Dooneysa Inee Xiriir Jaceyl La Sameyso Shah Rukh Khan (Ma Aha Sidaa Umaleeso)

Vidya Balan waa gabar karti leh qaab jiliin cajiib ahna leh waxaana abid laga xasuusan doona bandhiga waca ee ay kumuujisay aflaamteda qaar sida Paa, Hamari Adhuri Kahani, Dirty Picture, Kahani 2 iyo aflaam kale.

Xidigtaan ayaa kamid ah gabdhaha aan wali la shaqeynin sedex khans Shah Rukh Khan, Salman khan iyo Aamir khan.

Saas eetahay Vidya waxay taagero u muujisa ama taagero u tahay sedex dooda Shah Rukh khan waxayna jeclaan lahed inee film la hogaamiso atoorahan.

mar wareysi lala yeeshtay Vidya Balan waxay cadeysay sida ay ugu hilawsantahay inee mar uun film lasameyso Bollywood King Khan Aka Shah Rukhan Khan.

Waxayna tiri ayadoo hadleysi,”Muhiimada waa in doorarka si siman loo qeybsada (SRK inuu ka doorwenadona ma dooneyso) waa inuu noqdaa filmka Ijaazar ookale marka aan xidigaha waaweyn la shaqeynaayo.”

Ijaazat waa film 1987 la daawaday waxaana wada jileen Rekha iyo Naseeruddin Shah waana film jaceyl ah oo arimaha xiriirka ka hadlaayo.

Vidya ayaa hadalka siiwadato,” aadbaan u jeclaan lahaa inaan film lasameyo SRK waliba film jaceyl oo arimaha xiriirka jaceylka ka hadlaayo waana kuriyoon jiray inaan mar uun SRK film lasameyo balse maba arag Director iila yimaado SRK film lasame wey fiicnaan lahed hadii maanta Ijaazat dib loo sameyn lahaa waliba aniga iyo SRK aan sameyn lahen.”

 

3 Responses to Atiriishada Vidya Balan Oo Dooneysa Inee Xiriir Jaceyl La Sameyso Shah Rukh Khan (Ma Aha Sidaa Umaleeso)

  1. abdi kaafi Reply

    December 7, 2017 at 6:16 pm

    sxb ali aadam waxan kuwaydinaa magaca atarishada kujirty fimka oo laderka kumatalayay suniel shetty halka oo hogamiyeka ahaay SRK yacni waxanka wadaa gabadha filmks macalinka ugujilaysay SRK oo jeclanayo mahayo filmka magacisa

    • Ali Aadan Reply

      December 7, 2017 at 6:24 pm

      Sushmita Sen ayaa la dhahaa magaceeda

  2. anas xukun (srk) Reply

    December 7, 2017 at 10:23 pm

    anaaaba jeclaaan lahaaa inaad SRK film xidhiidh jacayl kahadlaya inaaad lasooo saaarto waaayo waaan Ku daaawan lahaaaaa
    SRK is the best actor of world
    SRK mucjisada Bollywood

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *