Atiriishooyinka Bollywoodka qaar kamid ah waxeyba iska jecel yihiin xaywaanka inee korsadaan sida bisadaha, eeyaha, masaska daanyeerka iyo wixii lamid ah sida caruur ay dhaleen oo kale ayee u jecel yihiin cunugeyga iyo cunugteyda ayee ku hayaan xili walba.

Waxaana halkaa idiin kugu soo bandhigeynaa atiriishooyinka korsadaan ama xanaanestaan bisadaha iyo eeyaha horeyna waxaan idiin kula wadaagnay in Sushmita Sen Mas korsato.

Lama heli doono atiriisho jiirka ama dooliga iyo baran barada xanaaneyso ileen adduunka ayee ugu neceb yihiin noocyadaas iyo kuwa lamid ah kkkkkk.

Alia Bhatt, Priyanka Chopra, Malaika Arora, Anushka Sharma iyo kuwa kale ayaa kamid ah atiriishooyinka xanaanestaan xaywaanada kala ah bisadaha iyo eeyahay hoos kaga bogo sawiradooda…

Anushka Sharma
Sonam K Ahuja
Malaika Arora
Alia Bhatt
Priyanka Chopra Jonas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here