Waa macquul in laga dhex helo Bollywoodka atiriishooyin faro kutiris ah kuwaaso Filimada Anshax-xumada ah horey usoo sameyeen ama qaarkood haderba sameyaan balse dhamaan magacyada aan maqaalkan kuxisi doono waa atiriishooyin lagu xantay.

Sida badanaa dhacdo atiriishooyinka iyo atoorayaashaba waa la fadeexeystaa oo dad ayaa daba taagan waxaa marar badan dhacday in sawirka atiriishada qeybta wajiga kaliya laga soo qaato kadibna qof caadi ah oo shaqadiisa tahay sameynta Filimada Anshax-xumada ah ayaa sawirkiisa la saaraa.

Tusaale gabar Pornstar ah oo Filimada Anshax xumada ku shaqeysata ayaa muuqaal laga soo duubaa ayadoo sameyneysaa Filimkii kadibna wajigeeda ayaa la qariyaa waxaana la saara wajigeeda wajiga atiriisho Bollywood ah dadkana waxay u maleyaan atiriishadaas sameyso Filimada anshax-xumada.

Ilaa bari samaadkii ayeena sheekadan socotay hadaba atiriishooyinka waligood waxyaabahaas sameynin balse sidaas loo fadeexeystay misane laga dhigay kuwa Pornstars ah hoos kaga bogo magacyadooda:

Aishwarya Rai

Madhuri Dixit

Hema Malini

Rani Mukerji

Kajol

Priyanka Chopra

Katrina Kaif

Manisha Koirala

Deepika Padukone

Kareena Kapoor

Karisma Kapoor

Raveena Tandon Iyo kuwa kale oo badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here