Marwalba ayaa la helayaa atiriishooyin iska maseeraan marka shaqada la joogo ama nolosha gaarka ahba saxaafada hortooda wey isku qariyaan oo waxay dhahaan,”saaxiibo ahaa nahay” iyaga dhexdooda markee kulmaana ilkahe isku cadeyaan balse dadka ayaa dareemen maseerka ka dhaxeyn jiray atiriishooyinkan.

Mar ay atoore isku dagaalaan ama Filim ayee ahed iyo waxyaabo kaleba waxaana maqaalkaan ku xuseenaa 12-atiriisho oo si weyn isaga maseeri jireen midba midka kale waana min 2 oo isku jiil ahaayen ama isku dhowaayen hoos kaga bogo:

Priyanka Chopra iyo Katrina Kaif: Atiriishooyinkan shaqo ahaan ayee xifaaltami jireen waayo nolosha gaarka ah majirin atoore labadooda ka dhaxeeya balse shaqo ahaan ama ha noqdo Filim ama Fashion aad ayee u xifaaltsami jireen xili kooban oo tartan culus ayaa ka dhaxeeyay guul iskuma ogoleen midba mida kale.

Katrina Kaif iyo Deepika Padukone: Wax aysan ku xifaaltamin majirto labadan atiriisho Deepika markee awooda fanka hindiya Katrina kala wareegeysay iyadana waxaa laga qaatay Ranbir Kapoor oo jaceylkeeda ahaaa dagaalkooda ugu weyn markaas ayuu bilaawday weyna iska maseeri jireen xidigahaan aad ayeena isku necbanaayen xili.

Aishwarya Rai iyo Rani Mukerji: Labadan atiriisho fanka kahor saaxiibo ayee ahaayen balse markee xidigo noqdeen xifaaltan ayaa u bilaawday heer ay isdagaalan waxay ku xifaaltameen Filimka Chalte Chalte iyo nolosha Abhishek Bachchan qoftii hanan lahed Rani qoyska Bachchan aad aye uģu dhoweyd Abhishek na wey rabtay balse Aish ayaa ka dulqaaday.

Xitaa Rani laguma casuumin arooska Abhi iyo Aish waxaana arinkaa ka dambeysay Aishwarya oo aad u necbed Rani balse taa kahor waxay iyadana ku guuleysatay inee hanato Filimka Chalte Chalte oo dagaal oodhan kasoo bilawday.

Lasoco qeybta labaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here