Bollywood-ka wax walboo kaa yaabiyo waad ka maqlee ileen xan walba iyo xaqiiq walba noocee ahaataba waa laga qoray ilaa bari samaadkii ayaana xan iyo xaqiiqba laga daba qori jiray jilayaasha kala duwan ee shirkadaan soo mareen.

Caawa waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinena atiriishooyin caan ah oo looga shakiyay in ay dumar kale damcaan oo Ragga neceb yihiin nin Ragg ahna dareen u heynin.

Rekha: Xidigtaan quruxda badan ee Amitabh Bachchan la sheegi jiray inee waligeed jecleed waxaa hada kahor laga qoray xan ah mid aan caruur dhali karin gabi ahaanba Raggana kahelin balse dumar kale jecel inee xriiir la wadaagto waa sheeko Bollywoodka gil gishay hada kahor.

Tabu: waxay lamid tahay Rekha waxaana xusid mudan in labadooda ilaa hada nolosha kalli ku yihiin Tabu mar ayaa lala daba joogay xan ah inee dumarnimo udhameestirneen oo Ragga dhankooda laga shido haweenka kalena la hasaawi jirtay waa xan uun dhamaan xogta maqaalkaan mid shaaca laga qaaday majirto.

Poonam Panday: Waa atiriisho hader sameeysa Filimada Anshax Xumada ah muuqaalo xuna iska duubto waxaa la sheegay inee tahay mid dumar jale xiriir laleh oo haweeyney laga rooney ay tahay (Gay) waxayna jeceshahay in gabar iale sariir la wadaagto halkii nin usoo dhowaan lahaa.

Sunny Leone: Mar ayaa lala daba joogay xidigtaan xantaan oo ladhihi jiray Sunny dumarka base ka hesha balse markee guursatay ninka hada qaba ayee xantaas ka hartay oo hader waa haweeney xaas ah shaqadeeda Filim sameyntaba wadata.

Waxaa jiraan atiriishooyin kale oo xan noocaan ah laga qoray waan soo gudbin doonnaa dhiggaaladeena xigaan ayaad ku arki doontaa….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here