Sawirada Fashion ahaa atiriishooyinka Bollywoodka looga qaado iyo kuwa looga qaado si Cover looga dhigo shabakadaha Magazine-ka ladhaho sawiradaas qaarkood ayaa noqdeen kuwa facshar ah oo qaawanaansho ah.

Atiriishooyin badan ayaana fadeexo dhexda ka galeen mana ahan wax hader bilaawday 90-maadkii xitaa weyjireen waxaan xusuusana Mamta Kulkarni, Kajol, Rekha iyo kuwa kale oo badan misane sawiro qaawananaansho ah laga qaaday.

Hadaba waqtigaan la joogo waa kuwee 10-ka atiriisho 5-sano u dambeysay sawiradii ugu shidnaayeen laga qaaday ama sawiro qaawanaansho ah oo jirkooda inta badan muuqday waxaaba la dhihi karaa dharka ayee dhigteen.

Waxay isku qariyaan qaarkood waxyaabo yaryae markii sawiradan laga qaadaayo sida miis,kursi geed caleentiis ama meel ay kudhexjiraan haba ugu dambeyaan Kiara Advani iyo Bhumi Pednekar laakin wax sawiradooda ah masoo bandhigeeno kaliya magacyadooda iyo side ugu kala horeyeen hoos kaga bogo:

1-Aishwarya Rai

2-Alia Bhatt

3-Vidya Balan

4-Parineeti Chopra

5-Deepika Padukone

6-Kriti Sanon

7-Sunny Leon

8-Disha Patani

9-Bhumi Pednekar

10-Kiara Advani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here