Atirishada Aishwarya Rai Bachchan Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Soo Cago Dhigatay Airport-ga!!

Aishwarya Rai Bachchan ayaa kasoo laabatay Dubai halkaas oo ay oga qeyb galeesay xaflad lagu qabtay, xidigtaan ayaa saaka xili hore dib ugu soo laabatay Mumbai.

Waxaana laga soo qabtay sawiro xili ay Airport-ga kasoo caga dhiganeysay, Aish filmkeda xiga waa Fanne Khan waxaana la hogaaminayaan xidigaha kala ah Anil Kapoor iyo Rajkumar Rao.

Fanne Khan waa film lawada sugaayo waxaana loo qorsheyay filmkaan in la daawado oo tiyaatarada la saaro bisha June ee sanadkaan 2018.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Aish Laga Soo Qabtay Maanta: