Home » Nolosha Jilaayaasha » Atirishada Filmka Dangal Sanya Malhotra”Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Sameyo Filmka Jagga Jasoos Oo Kale”

Atirishada Filmka Dangal Sanya Malhotra”Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Sameyo Filmka Jagga Jasoos Oo Kale”

Sanya Malhotra waa atirisho fanka kucusb waxayna kusoo caan baxday filmka Dangal ee Mr.Prefectionist Aamir Khan hogaamiyaha ka ahaa.

Filmkaan ayee ku matashay xidigtaa doorka Aamir Khan gabadhiisa haatana waxay kusocotaa wadadii ay Star ku noqon lahed.

Hadaba xidigtaan ayaa wareysi saxaafada siisay ayadoo sheegtay iney aad u jecehshahay qoobka cayaarka waxayna tiri,” Waxaan qoobka cayaar kasameya filmka Secret Superstar oo aan kulahaa dhanka qoobka cayaarka kaliya.”

“Xaqiiiq ahaan aniga isma lahen qoobka cayaarkeyga filmkaan in laga helo doono balse mudane Aamir iyo kooxda filmka markee la dhaceen qoobka  cayaarkeyga waxaan goaansaday inaan sameyo film qoob ka caayr cajiib badan leh.”

“Balse waxaan jeclaan lahaa inaan sameyo filmka Jagga Jasoos ookale maadama film Music leh uu yahay waana dooqeyga koowaad maanta.”

“Hadii la idhaho kala dooro jilitaanka iyo qoobka cayaarka makala dooran karo ee labadaba waan jeclahay waana xirfadeyda hada wixii kadambeya.”