Home » Nolosha Jilaayaasha » Atirishada Kalki Koechlin Oo Door Heesa Ah Ku Jili Doonto Filmka Gully Boy Xili Ay Goor Dhow Koxdan Kusoo Biirtay!!

Atirishada Kalki Koechlin Oo Door Heesa Ah Ku Jili Doonto Filmka Gully Boy Xili Ay Goor Dhow Koxdan Kusoo Biirtay!!

Atirishada Kalki Koechlin ayaa markaan heesa noqon doonto ayadoo door ka heshay filmka Ranveer Singh ee Gully Boy.

Filimka Gully Boy Ranveer wuxuu ku jilaa muusigiiste dhinaca raabka ku xeel dheer waxaaana la jileyso Alia Bhatt ayadoo ay tahay markii ugu horeesay oo ay labadaan filim kasoo wada muuqan doonaan.

Waxaa filmkaan Director ka ah Zoya Akhtar taaso horey Director oga noqotay filmka Dil Dhadakne Do. waana markii labaad oo ay wada shaqeynayaan Zoya iyo Ranveer.

Hadaba waxaa la sheegay atirishada Kalki Koechlin  door gabar heesa ah waxayna hader isku diyaarineysa inee doorkeda sifiicn oga dhabeyso.

Ugu dambeyn isbuuc dambe ayaa duubis lagu bilaawi doona filmkaan balse wali laguma dhawaaqin xiliga rasmiga ah ee la daawan doono filmkaan.