Home » Nolosha Jilaayaasha » Atirishada Musalsalada Sameesa Sanjeeda Sheikh Oo Bilawday Barashada Luuqada Punjabi-ga !!

Atirishada Musalsalada Sameesa Sanjeeda Sheikh Oo Bilawday Barashada Luuqada Punjabi-ga !!

Sanjeeda Sheikh waa mid kamid ah atirishooyinka ugu caansan Musalsalaadka Tv-yada laga daawado waxayna sido kale kasoo muuqatay aflaam Bollywood ah sida filmka Baghban.

Hadaba atirishadan ayaa sameen doonto film Punjabi ah taasi oo ku kaliftay inee barato luuqada Punjabi-ga looga hadlo si shaqada filmkaan u fududaato maadama luuqad ahaan Punjabi la adeegsanaayo waxaana mashruucan Director ka ah Amerdeep Singh.

Ashke oo ah filmka magaciisa waxaa kaloo wax ka jilayaan xidigaha reer Punjab eek ala ah Amrinder Gill, Hobby Dhaliwal iyo kuwa kale oo badan goor dhow ayaana duubis lagu bilaawayaa ayadoo hader tijaaboyin socdaan..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *