Home » Nolosha Jilaayaasha » Atirishada Payal Chakraborty Oo Meeydkeda Laga Helay Hotel Dhexdiisa Miyaa La Dilay!!

Atirishada Payal Chakraborty Oo Meeydkeda Laga Helay Hotel Dhexdiisa Miyaa La Dilay!!

Atirishada reer Bengali ee Tv-yada caanka ka ah ayaa la sheegay in ay is daldashay xili ay kusugneed qolkeeda ay Hotel-ka ka degeneed xaafada Jalpaiguri.

35 jirtaani ayaa laga dhex helay meeydkeeda qolka ay Hotel-ka ka degeneed khamiistii iyadoo is daldashay ama is dishay waxayna xarig ku xiratay marwaaxada qolkeeda.

Ilaa hada lama oga sababta rasmiga ah ee atirishada Tv-yada caanka ka ah isku dishay mudo halmaalin ah wax shanqar ah ayaa laga waayey qolkeeda sidaas darteedn ay shaqaalaha Hotel-ka u waceen Police-ka degmadaas albaabka ayaana lagu jabiyay.

Meeydkeda ayaa laga helay goobta qoyskeedana waa la ogeysiiyay sido kalena baaritaan ayaa hader lawada waxaana la ogaan doona sababta rasmiga ah ee ka dambeysa is dilada gabadhaan.

Waxay sameesay musalsalo badan oo Bengali ah waana atirisho caan ah ddkii la shaqeenayeen iyo asaxaabteeda waxay sheegen in maalmihi ugu dambeysay farxad kukala tageen wax murug ahna ka muuqanin.

Gabadhaan ayaa howlo kale u qorsheesnaayeen oo ay maalmahan qaban laheed balse geerideeda ayaa noqotay mid asaxaabteda iyo qoyskeeda ka wada nixisay ayadoo wax dhib ah ooh ore uusan jirin.