Home » Nolosha Jilaayaasha » Atirishooyinka Bollywood-ka Xiligaan Fanka Saameynta Ku Leh Iyo Sida Ay U Kala Flop Badan Yihiin Qaybta 2-aad

Atirishooyinka Bollywood-ka Xiligaan Fanka Saameynta Ku Leh Iyo Sida Ay U Kala Flop Badan Yihiin Qaybta 2-aad

Fanka Hindiya waa mid guul darada u saaxiib ah waxaana xusid mudan 200-filim oo ay sanadkii sameeyeen in 20-filim ugu badnaan guul ka gaarto.

Sidaa darteed jilaayaasha sameeyaan filimo guulo wacan gaaraan wey ka sareenayaan dadka intooda kale madaama guushaba ay fanka Hindiya ku yar tahay.

Waxaan shalay idinla wadaagnay qaybta 1-aad ee Maqaalkaan maantana hoos kaga bogo qaybta 2-aad waana gaba gabada maqaalkaan:

Sonam Kapoor: 8-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 14-filim taasi oo ka dhigan in 57.14% filimadeeda Flop noqdeen.

Anushka Sharma: 4-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 14-filim taasi oo ka dhigan in 28.57% filimadeeda Flop noqdeen.

Jacqueline Fernandez: 6-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 13-filim taasi oo ka dhigan in 46.15% filimadeeda Flop noqdeen.

Sonakshi Sinha: 9-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 15-filim taasi oo ka dhigan in 60% filimadeeda Flop noqdeen.

Shraddha Kapoor: 4-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 10-filim taasi oo ka dhigan in 40% filimadeeda Flop noqdeen.

Parineeti Chopra: 3-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 7-filim taasi oo ka dhigan in 42.86% filimadeeda Flop noqdeen.

Alia Bhatt: 1-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 9-filim taasi oo ka dhigan in 11.11% filimadeeda Flop noqdeen.

Dhamaad,

Waad Ku Mahad santahay Aqriskaaga 

Hadii Aadan Aqrisan Qeybtii Koowaad Fadlan Riix Halkaan

 

 

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *