Home » Nolosha Jilaayaasha » Atirishooyinka Bollywood-ka Xiligaan Fanka Saameynta Ku Leh Iyo Sida Ay U Kala Flop Badan Yihiin

Atirishooyinka Bollywood-ka Xiligaan Fanka Saameynta Ku Leh Iyo Sida Ay U Kala Flop Badan Yihiin

Fanka Hindiya waa mid guul darada u saaxiib ah waxaana xusid mudan 200-filim oo ay sanadkii sameeyeen in 20-filim ugu badnaan guul ka gaarto.

Sidaa darteed jilaayaasha sameeyaan filimo guulo wacan gaaraan wey ka sareenayaan dadka intooda kale madaama guushaba ay fanka Hindiya ku yar tahay.

Sidaa darteed waxaan idiin heynaa warbixin ku saabsan atirishooyinka xiligaan Bollywood-ka saameyn ku leh welina sameeyaan filimo ay hogaamiye ka yihiin iyo sida ay u kala qasaaro badan yihiin ama u kala Flop badan yihiin:

Priyanka Chopra: 19-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 40-filim taasi oo ka dhigan in 47.50% filimadeeda Flop noqdeen.

Kareena Kapoor: 21-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 46-filim taasi oo ka dhigan in 45.65% filimadeeda Flop noqdeen.

Katrina Kaif: 6-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 25-filim taasi oo ka dhigan in 24% filimadeeda Flop noqdeen.

Kangana Ranaut: 16-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 27-filim taasi oo ka dhigan in 59.25% filimadeeda Flop noqdeen.

Deepika Padukone: 8-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 21-filim taasi oo ka dhigan in 38.09% filimadeeda Flop noqdeen.

La Soco Qaybta 2-aad Atirishooyinka Xiligaan Bollywood-ka Saameynta Ku Leh Kuwooda Flop-ka Ugu Badan Sameeyeen……….

 

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

One Response to Atirishooyinka Bollywood-ka Xiligaan Fanka Saameynta Ku Leh Iyo Sida Ay U Kala Flop Badan Yihiin

  1. Pingback: Atirishooyinka Bollywood-ka Xiligaan Fanka Saameynta Ku Leh Iyo Sida Ay U Kala Flop Badan Yihiin Qaybta 2-aad | Filimside.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *