Home » Nolosha Jilaayaasha » Atirishooyinka Bollywoodka Oo Sawiro Soo Jiidasho Leh Baraha Bulshada Ku Qabsadeen (+Sawiro)

Atirishooyinka Bollywoodka Oo Sawiro Soo Jiidasho Leh Baraha Bulshada Ku Qabsadeen (+Sawiro)

Waxaa lasoo bandhigau atirishooyinka Bollywoodka kuwooda isbuucan baraha bulshada la wareegen kadib markii ay baraha bulshada soodhigen sawiro soojiidasho leh.

Waa sawiro la isku soo aruuriyay kuwasona xidigahan waqtiyo kala duwan galeen ayagoo goobo kala duwan kusugan.

Haku sugnaadeen goobta jirka lagu dhisto ama goobkaleba had iyo jeer atirishooyinka waa kuwa kafikiran sidee dadka usoo jiidan lahaayen.

Halkaan waxaan idiin kugu heynaa atirishooyinka Bollywoodka kuwooda ugu shidnaa isbuuci tagay maadama sawiro soojiidasho leh baraha bulshada soo dhigeen.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Sawirada Xidigahan Oo Lasoo Bandhigay:

  Bipasha Basu:

   Sonakshi Sinha:

Lisa Haydon:

Alia Bhatt and Katrina Kaif:

Raveena Tandon:

Disha Patani:

Nargis Fakhri:

Ameesha Patel:

 Ankita Lokhande: