Akatarda Hollywoodka Shaqadooda Waa Mid Aad  Adag Qaas Ahaan Dhanka Atariishooyinka Waxaana Looga Baahan Yahay Inay Ahaadaan Kuwa Diyaarsan Ama Leh Qurux Saa’id Taaso Ay Kusoo Jiidan Karaan Dadka Kaliya Kuna Ekaadaan Atariisho-Nimo Ee Waxa Ay Kaloo Qabtaan Shaqooyin Kale Sida Xayeesiinta Iyo Modelka

Waana Mid Ay Ku Qasaban Yihiin Inay Isticmaalaan Make Upka Taaso Ka Dhigta Iyaga Mid Iftiimaya Quruxna Laakiin Mararka Qaar Hadad Si Qaldan U Marsato Waxa Uu Ka Dhigaya Fool Xumo Miiran Haddbe Maanta Waxan Ku Haya Atariishooyin Ka Tirsan Shirkadda Hilly Kuwaaso Ku Fashilmay Make-Upka

Fadlan Hoos Kaga Bogo Sawiradaas Atariishooyinkaas  Dhamaantood

Tyra Banks

Kristen Stewart

Nicki Minaj

LOS ANGELES, CA – OCTOBER 11: Nicki Minaj attends the 2011 American Music Awards – nominations press conference held at the JW Marriott Los Angeles at L.A. LIVE on October 11, 2011 in Los Angeles, California. (Photo by Michael Tran/FilmMagic)

Angelina Jolie

Nicole Kidman

Kim Kardashian

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here