Akatarda Hollywoodka Shaqadooda Waa Mid Aad Adag Qaas Ahaan Dhanka Atariishooyinka Waxaana Looga Baahan Yahay Inay Ahaadaan Kuwa Diyaarsan Ama Leh Qurux Saa’id Taaso Ay Kusoo Jiidan Karaan Dadka Kaliya Kuna Ekaadaan Atariisho-Nimo Ee Waxa Ay Kaloo Qabtaan Shaqooyin Kale Sida Xayeesiinta Iyo Modelka
Waana Mid Ay Ku Qasaban Yihiin Inay Isticmaalaan Make Upka Taaso Ka Dhigta Iyaga Mid Iftiimaya Quruxna Laakiin Mararka Qaar Hadad Si Qaldan U Marsato Waxa Uu Ka Dhigaya Fool Xumo Miiran Haddbe Maanta Waxan Ku Haya Atariishooyin Ka Tirsan Shirkadda Hilly Kuwaaso Ku Fashilmay Make-Upka
Fadlan Hoos Kaga Bogo Sawiradaas Atariishooyinkaas Dhamaantood
Tyra Banks

Kristen Stewart

Nicki Minaj

Angelina Jolie

Nicole Kidman

Kim Kardashian
