Atirishooyinka Ugu Labiska Wanaagsanayen Feestadii Shalay Labiskii Hidaha Iyo Dhaqanka (+Sawiro)

Jilayaasha Bollywoodka iyo dadka hinduuga ayaa shalay u dabaal dagayaan dhalashada Sanam ay caabuudaan kuwa kamid ah hinduuga maadama sanad guuradiisa ahed diin ahaan ugu xiran yihiin.

Sanam ay caabudaan ayee hadana dhalashadiisa udabaal dagayaan wa dhaqan malaayin dad ah shalay la yaabeen balse sanad walba xiligaan oo kale ayee u dabaal dagaan munaasabadan.

Qaar kamid ah xidigaha ugu caansan Bollywoodka ayaa dabaal dagan ka qeyb qaateen shalay ilaa habeen hore baraha bulshada iyo wargeysyada arimaha hindiga ka hadlaay munaasabadan ayaa si weyn loo weyneenayey.

Hadaba waxaa lasoo bandhigay atirishooyinka Bollywoodka ee dharka Saare-ga ee ah hidaha iyo dhaqanka hindiiga xirtaan kuwooda kusoo labisteen hadana sida weyn ugu wanaagsanaadeen labis ahaan.

Atirishooyinka ugu labiska wanaagsanaayen shalay feestadii jirtay ee Saare-ga lagu amaanay waxaa kamid ahaayeen Kareena Kapoor, Malaika Arora, Katrina iyo kuwa kale.

Sido kale waxaa sawiradan kasoo muuqan doonan xidigo waa weyn sida Shah Rukh Khan fadlan halkaan hoose ka daawo atirishooyinka ugu labiska wanaagsanayen feestadii shalay…

DSC_2457

DSC_2583 (1)

DSC_2520

DSC_2543

20180913225913_2N5A0415

20180914052202_IMG_2191

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*