Home » Hollywood News » Atooraha Hollywoodka Ah Will Smith Ayaa India Yimid Iyo Taagerayaashisha Oo Xidigaan Farxad Joogi La’ (+Sawiro)

Atooraha Hollywoodka Ah Will Smith Ayaa India Yimid Iyo Taagerayaashisha Oo Xidigaan Farxad Joogi La’ (+Sawiro)

Will Smith ayaa maalmihii ugu dambeyay Jawi degen ku qaadanaayey gudaha dalka India asigoo halkaas u joogay inuu xayeysiin ugu sameyo filmkiisa Bright.

Xidigaan ayaa lasheegay inuu Mumbai kasoo degey si xushmadeysana wajiga ugu furfuray sawir qaadayaasha iyo taagerayashiisa India ku nool.

Ma ahan markii ugu horeysay ee Smith halkaan yimaado ee waa markii afaraad uu yimaado India waxaana ognahay markii ugu dambeysay ee uu imaanayey inuu waqti la qaatay Super Star Akshay Kumar.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Will Smith Oo Xayeysiin Usameynaayo Filmkiisa Bright Ugu Dambeyana Dalkan India Ka Tagay:

Teaser

ywl-(16)

ywl-(16)

ywl-(23)

y-wlll-(6)

y-wlll-(7)