Home » Nolosha Jilaayaasha » Atooraha Ranveer Singh”Dabaal Daga Nolosha Wax Sahlan Ma Aha”

Atooraha Ranveer Singh”Dabaal Daga Nolosha Wax Sahlan Ma Aha”

Atooraha tamarta badan Ranveer Singh oo kamid ah xidigah maanta Bollywoodka ugu caansan ayaa sheegay in dhankiisa dabaal daga farha badan uusn jecleyn waqtigiisana u lumineynin.

Dadk hinduug ah waxaa caado u ah sanadkii dhowr feesto inee sameystan oo ay munaasabado magacyo kala duwan leh ku sheegan balse Ranveer ma jecla inuu waqti ku lumiyo.,

“Dabaal daga ha noqdo mid qaas ah ama mid guud inta badan ma jecli inaan waqtigeyga ku lumiyo maadama jiliinka aan diirada saaro sido kale in la dabaal dago wax sahlan ma ahan oo waqti aye u baahantahay ana fursadaas badan ma hayo.”

Singh Filmkiisa u dambeyay waxuu ahaa Padmaavat isagoo hader ku guda jira duubista filmkiisa Gully Boy ee Alia Bhatt la jileyso…