Home » Nolosha Jilaayaasha » Atoorahee Ka Heshay Qaab Jiliinkiisa Qeybtii Hore Ee Sanadkaan 2018 (+Sawiro)

Atoorahee Ka Heshay Qaab Jiliinkiisa Qeybtii Hore Ee Sanadkaan 2018 (+Sawiro)

Bollywoodka sanadkaan qeybtiisa hore mashaariic xiiso leh ayee la yimaadeen sido kalena xidigaha Bollywoodk qaab jiliin heer sare aha ayee sameyeen oo aan la ilaawi doonin.

Waa qasab jilayaashi haafkii hore sanadkaan wax jileen in abaal marino badan la siiyo sababto ah bandhig taariikhi ah ayee la yimaadeen,hadaba dadka isku dooq ma ahan Filimside ahaan akhirstee atoorahee ka heshay qaab jiliinkiisa qeybtii hore sanadkaan.

Halkaan hoose kaga bogo qaar kamid ah atoorayaasha Bollywoodka ee lasoo xulay kuwaaso haafkii hore sanadkaan filmo xiiso la yimaadeen kadibna mid kamid ah ucodeey oo aad ka heshay qaab jiliinkisa..

Shahid Kapoor-Padmaavat

Ranveer Singh-Padmaavat

Vicky Kaushal-Sanju/Raazi

Varun Dhawan-October

Nawazuddin Siddiqui-Sacred Games

Ranbir Kapoor-Sanju

Rajkumar Rao-Omerta/Fanne Khan

Tiger Shroff-Baaghi 2

Ishaan Khattar-Dhadak

One Response to Atoorahee Ka Heshay Qaab Jiliinkiisa Qeybtii Hore Ee Sanadkaan 2018 (+Sawiro)

  1. Ayaan muuse

    August 10, 2018 at 6:08 pm

    Ranbir kapoor inaba caadi maaha qaab jiliinkisa isagaan ucodeeyey