Atoorayaasha Bollywood-ka Iyo Sida Ay U Kala Badan Yihiin Keenista Filimada 100cr, 200cr & 300cr Soo Xareeyeen

Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha maanta ayuu si rasmi ah 100 Crore darajo ahan sida shabakada Boxoffice India shaaca ka qaaday halka shalay ay baahiyeen kooxda iska leh inuu darajadaan gaaray.

Hadaba waxaan idiin heynaa maqaal ku saleesan atoorayaasha Bollywood-ka ee awooda badan iyo filimada ay sameeyeen ee soo xareeyeen 100 Crore, 200 Crore iyo 300 Crore.

100 Crore Club:

  1. Salman Khan = 11 films

Dabangg, Ready, Bodyguard, Ek Tha Tiger, Dabangg 2, Jai Ho, Kick, Bajrangi Bhaijaan, Prem Ratan Dhan Payo, Sultan & Tubelight.

  1. Akshay Kumar = 8 films

Housefull 2, Rowdy Rathore, Holiday, Airlift, Housefull 3, Rustom, Jolly LLB 2 & Toilet Ek Prem Katha.

  1. Shah Rukh Khan = 7 films

Ra.One, Don 2, Jab Tak Hai Jaan, Chennai Express, Happy New Year, Dilwale & Raees.

  1. Aamir Khan = 5 films

Ghajini, 3 Idiots, Dhoom 3, PK & Dangal.

  1. Hrithik Roshan = 3 films

Agneepath, Krrish 3 & Bang Bang

  1. Ajay Devgn = 3 films

Golmaal 3, Bol Bachchan & Singham Returns.

  1. Ranbir Kapoor = 3 films

Barfi!, Yeh Jawaani Hai Deewani & Ae Dil Hai Mushkil.

  1. Varun Dhawan = 3 films

ABCD 2, Dilwale & Badrinath Ki Dulhania.

  1. Ranveer Singh = 2 films

Goliyon Ki Raasleela Ram-Leela & Bajirao Mastani

  1. Arjun Kapoor = 1 film

2 States

  1. Sushant Singh Rajput = 1 film

MS Dhoni – The Untold Story.

  1. Farhan Akhtar = 1 film

Bhaag Milkha Bhaag.

200cr club –

  1. Aamir Khan – 4 films.

3 Idiots, Dhoom 3, PK & Dangal.

  1. Salman Khan = 3 films.

Kick, Bajrangi Bhaijaan & Sultan.

  1. Shah Rukh Khan = 1 film.

Chennai Express

300cr club –

  1. Aamir Khan – 2 films

PK & Dangal

  1. Salman Khan – 2 films

Bajrangi Bhaijaan & Sultan

F.G: Xogtaan waxay ku saleesan tahay shabakada Boxoffice India lacagaha ay soo daabacdo inay soo xareeyeen filimada (Trade Figure) ee kuma saleyso kooxda ay soo bandhigaan kooxaha filimada iska leh (Producer Figure) sidaas ula socda aqristayaasha qiimaha badan

6 Comments

Comments are closed.