Home » Nolosha Jilaayaasha » Atoorayaasha Bollywoodka Ee Rooseetada Laga Kari Waayey Bishimahana Rooseesto Marsadaan Sida Dumarka Oo Kale (+Sawiro)

Atoorayaasha Bollywoodka Ee Rooseetada Laga Kari Waayey Bishimahana Rooseesto Marsadaan Sida Dumarka Oo Kale (+Sawiro)

Hadii aad mooday Make-up-ka kaliya in atirishooyinka ay isticmaalaan waad khaldantahay atoorayaasha Make-up waali ah ayee mararka qaar isticmaalaan oo dadka inta badan fahamsaneen.

90-maadki, bilawgii qarnigaan ilaa hada waxaa jiraan atoorayaal badan oo isticmalaan rooseetada dumarka bishimaha marsadaan ee casaanka ama gaduudka leh iyo midabo kaleba.

Shah Rukh Khan, Akshay Kumar iyo atoorayaal badan ayaa isticmaali jireen rooseetadan waliba bishiinta hoose ayee si qafiif ah u marsan jireen balse maqaalkan waxaan kuxusi doonnaa 9 atoore Bollywoodka ugu isticmaalka badan rooseetada hadana aan lafahmeenin.,

Marka aad u kuurgasho ayaad ogaan kartaa in atoorayaashan aflaamtoda ugu badan bishimaha gaduudsadeen ama midabo kale ka dhigteen waxaana kamid ah atoorayaashaas Tiger Shroff, SRK, Ranbir Kapoor iyo kuwa kake.

Inaba caadi ma ahan atoorayasha rooseetadan isticmaaleen hadal heyn xoogan ayee dhaliyeen xiliyo kala duwan fadlan halkaan hoose kaga bogo 9 atoore Bollywoodka bishimaha gaduudsadeen.

Shah Rukh Khan: tiro maleh jilaagan inta jeer ee uu isticmaalay rooseetada noocyadeeda kala duwan hadii aad dooneysa in aad dib u baarto ama aad ogaato daawo filmadiisa Mohabbtein, Kuch Kuch Hota Hai iyo kuwa kale.

Tiger Shroff:

Govinda:

Shahid Kapoor:

Vivek Oberoi:

Varun Dhawan:

Ranbir Kapoor:

Ranver Singh:

Imran Khan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *