Waalid walba waxay jecel yihiin caruurtooda inee wadadooda soo raacaan waa hadii waalidkaas noqdeen kuwa nolosha maqaam sare ka gaareen iyo shaqadii ay hayeen waxayna ubadkooda la rabaan mustaqbal fiican iyo meel sare marwalba iyo goob walba.

Sidaa si lamid ah Superstar-da Bollywood-ka waxay jecleesteen wiilashoodana inee noqdaan Superstar-da mustaqbalka oo iyaga booskooda dhaxlaan laakiin sidaa ma noqon hadii la helay atoorayaal badan oo darajada Super Star-nimo gaareen kuwa kale oo Flop Stars noqdeena wey buuxaan.

Maqaalkaan waxaan kusoo bandhigeena 10 Xidig Superstar-nimo gaareen balse caruurtooda fashil weyn kudhacay Flop Stars-na noqdeen hoos kaga bogo liiska..

6-Uday Chopra: Jilaagan waxaa dhalay Filimsameyaha ugu awooda badan India taariikh ahaan ee Yash Chopra waxaana loogu yeeri jiray “King of Romance” Uday wax aan loo sameynin maleh aabihiis si walbo wuu u caawiyay wiilkiisa shirkadiisa Yash Raj Filims ayuu kusoo caan bixiyay hadana Flop Star ayuu noqday hada meel ayuu fariistay isaga dhan waa isku dhex dhacay cayil aawgii.

7-Karan Kapoor: Waxaa aabo u ah Hero of Romance atoorihii la dhihi jiray Superstar Shashi Kapoor oo taariikhda baal dahabi ah ka galay fanka hinfiya raggi usoo dhidideena kamid ah sidee sare ugu qaadi lahaayen balse wiilkiisa Karan wuu noqon waayey ugu yaraan xidig isagoo aflaam dhowr ah sameeyay ugu dambeyna wuuba isaya fariistay filim jilista.

8-Malhal Patekar: Marka ladhaho atoorayaasha ugu qaab jiliin wanaagsan taariikh ahaan Nana Patekar kaalinta 4-aad amaba 3-aad ayuu soogalaa mucjiso jiliin ayuu leeyahay ninkaan sanadii 1994 ayuu Superstar rasmi ah noqday waxaase ceeb ah wiilkiisa Malhar oo iskudayey maqaamka aabihiis oo kale inuu gaaro wuuna ku fashilmay midaas atoore la yaqaano maba ahan.

9-Kunal Goswami: Superstar Manoj Kumar kaliya ma ahen atoore sido kale qarash gareeye, Filimsameye, Music yaqaan, qoraa sheekada Filimada ayuu iski darsaday wiil uu dhalay oo Kunao ladhaho ayuu ka filaayey inuu booskiisa buuxin doono laakiin waxuu noqdat Flop Star daadka qaaday.

10-Puru Raajkumar: Superstar Raaj Kumar dadka qaarba u yaqaanan “Qaaluu” wuxuu ahaa atoore maqaam sare fanka ka gaaray xili lagu waalna ayaana jirtay wiilkiisa Puru Ayaase k fashilmay kadib markuu iskudayey inuu sida aabihiis heer ka gaaro filim jilista.

10 Hit Dads Of Bollywood And Their Super Flop Sons

Dhamaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here