Atoorayaasha iyo atariishooyinka Bollywoodka ee indhahooda midabeysan yihiin. Sawiro qeybtii 2aad.

0
2229

Inta badan jilayaasha Bollywoodka indhahooda waa kuwa madow ama bay madow balse waxaa jiraan jilayaal fara ku tiris ah oo indhahooda midabeysan yihiin sida indho buluug, guduud, boor ama cagaar ah.

Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa qaar kamid jilayaasha Bollywoodka ee indhahooda midabeysan yihiin. Qeybtii 2aad.

4-Karisma Kapoor;

Indhaheeda lama mid ahan sida kuwa walaasheeda Kareena ee cagaaran balse Karisma waxay leedahay indho buluug ah.

5-Rani Mukerji;

Atariishadaan ayaa leh indho malabeysan yacni kalarka malabka oo kale misna qurux badan.

6-Celina Jaitley;

Gabadha ku guuleysatay boqorada quruxda ee India ayaa leh indho cagaaram balse janjeero midabka buluuga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here