Atoorayaasha iyo atariishooyinka Bollywoodka ee indhahooda midabeysan yihiin. Sawiro.

0
1490

Inta badan jilayaasha Bollywoodka indhahooda waa kuwa madow ama bay madow balse waxaa jiraan jilayaal fara ku tiris ah oo indhahooda midabeysan yihiin sida indho buluug, guduud, boor ama cagaar ah.

Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa qaar kamid jilayaasha Bollywoodka ee indhahooda midabeysan yihiin.

1-Aishwarya Rai.

Waa mid kamid ah atariishooyinka ugu quruxda badan caalamka waxayna Aish leedahay indho cagaaran.

Waxaa xusid mudan in Aish indhaheeda deeq ahaan u bixisay markii ay dhimato kadib si qif indho la’aan ah uu uga faa’ideysto.

2-Hrithik Roshan;

Waa mid kamid ah jilayaasha ugu soo jiidashada badan Bollywoodka wuxuuna leeyahay insho cagaaran.

Hrithik sida Aishwarya Rai oo kale indhihiisa asigana deeq ahaan ayaa u bixiyay.

3-Kareena Kapoor;

Waa atariisho Super Starad ah waxayna leedahay indho cagaar ah iyo midab furan.

La soco qeybta 2aad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here