Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay geerida jilaaga caanka ah Kushal Punjabi oo shalay ku geeriyooday aqalkiisa isagoo kusugan waxaana la sheegay inuu isdilay maadama loogu yimid isago kaso lalmada ama kasoo laalaada xarig qolkiisa jiifka dhexdiisa ah.

Jilaagan musalsalkii u dambeyay ee uu kasoo muuqday waxuu ahaa Ishq Mein Marjavan oo uu la jilay xidigaha kala ah Arjun Bijlani iyo Alisha Panwar sikaste ahaataba waa mid naxdin ku noqotay geerida xidigaan guud ahaan fanka hindiya oodhan.

Ishq Mein Marjawan actor Kushal Punjabi dies, Karanvir Bohra gets emotional

Xaaskiisa iyo caruurtiisa ayaa deg deg hindiya ku imaaden waxaana geeridiisa baraha bulshada ku shaaciyeen saaxiibadiisa aadka ugu dhawaayen ee kala ah jilayaasha Karanvir Bohra iyo Chetan Hansraj.

Waxaa sido kale ka hadlay dhimashada jilaagan xidigaha caanka ah ee Arjun Bijlani ee hogaamiyaha ka aha musalsalka Ishq Mein Marjavan waxuuna sheegay inuu ilaa hada aamini la’yahay geerida Kushal iyo iney lama filaan iyo naxdin ku noqotay.

Kushal Punjabi suicide: Akshay Kumar talks about depression while John Abraham and Farhan Akhtar express condolences

Arjun iyo Kushal aad ayee isugu dhowaayen waxayna ahaayen labo saaxiibo ah waxaana xusid mudan dadkii u dambeyeen ee uu la kulmay Kushal kahor inta uusan dhiman inuu kamid ahaa Arjun Bijlani waana sababta uu u leeyahay macquul ma ahan geeridan.

RIP Kushal Punjabi: 'I am shocked,' says his Ishq Main Marjawan costar, Arjun Bijlani [EXCLUSIVE]

Police-ka ayaa ku raad joogaan hader sababta rasmiga ah ee ka dambeysa geerida xidigaan inuu isaga isdilay iyo in dil qorsheysan uu yahayba waxaa kaloo lala yaaban yahay xitaa hadii uu isaga is dilay waxa ku kalifi kara ileen dadka ka akdhowa waxay sheegen inuu nolol fiican dhexda kaga jiray wax xanuun lagu ogaana uusan jirin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here