Home » Entries posted by Aadan Muriidi

SRK, Ranbir, Alia, Iyo Farhan Oo Ka Qeyb Galay Xaflada Ay Dhigatay Zoya Akhtar (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabadha filim sameeyada ah ee Zoya Akhtar ayaa xalay gurigeeda ku dhigatay xaflad heer sare ah oo kasoo qeyb galay qaar ka mid ah jilaayaasha ugu caasan bollywood-ka. Zoya Akhtar ayaa mudo ku mashquulsaneed sameynta filimka Gully Boy maalmo ka hor ayaana lasoo gaba gabeeyay duubista filimka GB ee wada…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Classic Ah Qayamat Se Qayamat Tak Oo 30 Kasoo Wareegatay Daawashadiisa Oo Uptade Ah

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Classic Ah Qayamat Se Qayamat Tak Oo 30 Kasoo Wareegatay Daawashadiisa Oo Uptade Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa 30 sano ka hor la daawaday filimka jaceylka Classic-ka ah ee Qayaamat Se Qayaamat Tak kuna soo caan baxeen Aamir Khan Iyo Juhi Jawla fadlan hoos kaga bogo xaqiiqooyin ku saabsan filimkaan Classic-ka ah oo Update ah Qayamat Se Qayamat Tak waa mid ka mid ah aflaanta jaceylka ee…

Waxaa La Helay Gabbar Kale Priyanka Chopra U Shabahdo Markaan Waxay Kasoo Jeeda Pakistan (+Sawiro)

Waxaa La Helay Gabbar Kale Priyanka Chopra U Shabahdo Markaan Waxay Kasoo Jeeda Pakistan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa soo badanaaya gabdho si weyn ugu shabahaan atariishada bollywood-ka iyo hollywood-ka ka tirsan ee Priyanka Chopra. Waxaa hori loo hadal heeyay gabadh u si weyn ugu eg ama ugu shabahdo Priyanka Chopra haatan waxaa la helay pp baraha bulshada lagu hadal heeya gabbar PC u shabahdo waxayna kasoo jeeda…

Sunny Deol Waa Qof Dareen Adag Xiriir Wanaagsan Kalama Dhaxeeyo 4-taan Super Star Qeybta 2-aad

Sunny Deol Waa Qof Dareen Adag Xiriir Wanaagsan Kalama Dhaxeeyo 4-taan Super Star Qeybta 2-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac Sunny Deol waa ka mid ah jilaayaasha ugu awooda badnaa ee fanka hindiya soo mareen taariikh ahaan ilaa hadana awoodiisa waa mid taagan haleeygaan.wuxuuna u baahan yahay inuu helo kali filimka awoodiisa soo celin lahaa. Dhinaca kale Sida aan wada ognahay Sunny Deol waa jilaa dagan oo aan saxaafada…

Boxoffice Update: Mahesh Babu Filimkiisa Bharat Ana Nenu Oo Ganacsi Waali Sameyn Doona Maalintiisa Koowaad!

Boxoffice Update: Mahesh Babu Filimkiisa Bharat Ana Nenu Oo Ganacsi Waali Sameyn Doona Maalintiisa Koowaad!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Mahesh Babu Filimkiisa Bharat Ana Nenu ayaa maanta gil gilaaya gudaha Hindiya gaar ahaan koonfurta waxaana  si dhaqsi lagu doodaaya in filimkaan iskooro badan uu jabin doono. Haddaba xogta aan ka heleyno shabakadaha koonfur Hindiya waxaa la qayaasaaya in Mahesh Babu filimkiisa maalintiisa koowaad si waali ku furmi…

Maqaal: Kani Waa Super Star Awoodiisa Dhameestiran Tahay Oo Qof Walbo Daah Ka Saarneyd

Maqaal: Kani Waa Super Star Awoodiisa Dhameestiran Tahay Oo Qof Walbo Daah Ka Saarneyd

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maqaalkaan wuxuu ka hadlaa awooda Super Star Mahesh Babu halka ay taagan tahay waxaana si wacan u diyaariyeen shabakada Filimside oo gacan ka taagtay awooda maanta koonfure Hindiya ka socoto oo ku saabsan filimka Mahesh Babu ee Bharat Ana Nenu. Sanadahaan danbe filimada koonfur Hindiya waa mid la hadal heyntiisa…

Awooda Suldaan Mahesh Babu Ma Aha Mid Loo Dhawaan Karo Iyo Duufaanta ka socoto Koonfur Hindiya Oo Halkii Ugu Sareysay Gaartay

Awooda Suldaan Mahesh Babu Ma Aha Mid Loo Dhawaan Karo Iyo Duufaanta ka socoto Koonfur Hindiya Oo Halkii Ugu Sareysay Gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa soo laabtay Suldaanka Koonfur Hindiya Prince Mahesh Babu asigoo maanta tiyaatarada loo saaray filimkiisa weynaa ee hadal heyntiisa sareysay Bharat Ane Nenu. Mahesh Babu filimkiisa Bharat Ane Nenu ayaa maanta gil gilaaya koonfur Hindiya asigoo gaaray halkii ugu sareysay waxaaba la hubaa in maalintiisa koowaad iskooro badan uu jabin doono.…

Sunny Deol Waa Qof Dareen Adag Xiriir Wanaagsan Kalama Dhaxeeyo 4-taan Super Star

Sunny Deol Waa Qof Dareen Adag Xiriir Wanaagsan Kalama Dhaxeeyo 4-taan Super Star

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sunny Deol waa ka mid ah jilaayaasha ugu awooda badnaa ee fanka hindiya soo mareen taariikh ahaan ilaa hadana awoodiisa waa mid taagan haleeygaan.wuxuuna u baahan yahay inuu helo kali filimka awoodiisa soo celin lahaa. Dhinaca kale Sida aan wada ognahay Sunny Deol waa jilaa dagan oo aan saxaafada ka…

Abhishek Bachchan Iyo Aishwarya Oo U Dabaal Dagaayaan Sanad Guuradoodi 11-aad Iyo Sawiro U Gaar Ah Lamaanahaan Caank Ah (+Sawiro)

Abhishek Bachchan Iyo Aishwarya Oo U Dabaal Dagaayaan Sanad Guuradoodi 11-aad Iyo Sawiro U Gaar Ah Lamaanahaan Caank Ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lamaanaha caanka ee Abhishek Bachchan iyo Aishwarya Rai Bachchan ayaa maanta u dabaal dagaaya sanad guuradeedi 11-aad oo kasoo wareegatay maalinta arooskooda dhacay, Abhishek iyo Aishwarya guurkooda wuxuu dhacay sanadii 2007 waxaana lamaanahaan haatan u joogto gabbar 6 jir ah oo lagu Aaradya Bachchan. Maadaama maanta sanad guurada labadaana lamaane…

Sawiro Mega Star Salman Khan Oo Xabsiga Jodhpur Kasoo Baxay

Sawiro Mega Star Salman Khan Oo Xabsiga Jodhpur Kasoo Baxay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa maanta xoriyadiisa dib u helay ka dib markii maxkamada Jodhpur aqbashay in damaanad lagu sii dayn karo. Salman Khan ayaa haatan xabsiga kasoo baxay asigoo labo habeen uu seexday xabsiga Jodhbur caawo fiidka wuxuu u hooyan doona aqalkiisa Galaxy Apartament ee Mumbai ku yaalo. Salman…

Page 1 of 49123Next ›Last »