Home » Entries posted by Aadan Muriidi (Page 2)

Sawiro Mega Star Salman Khan Oo Xabsiga Jodhpur Kasoo Baxay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa maanta xoriyadiisa dib u helay ka dib markii maxkamada Jodhpur aqbashay in damaanad lagu sii dayn karo. Salman Khan ayaa haatan xabsiga kasoo baxay asigoo labo habeen uu seexday xabsiga Jodhbur caawo fiidka wuxuu u hooyan doona aqalkiisa Galaxy Apartament ee Mumbai ku yaalo. Salman…

The Miz Ayaa Wrestlemania Wajahaya Seth Rollins Iyo Finbalor

The Miz Ayaa Wrestlemania Wajahaya Seth Rollins Iyo Finbalor

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

The Miz ayaa Wrestlemania wajahaya Seth rollins iyo Finbalor isagoo difaacan doona suunkiisa Intercontinental championship. Bandhigii xalay ee Raw ayaa Waxa ay ciyaar xiisa badan dhex martya Finbalor iyo saaxibadiisa Balor Clubs iyadoo kaso horjeedayn Miz iyo Miz Tourage. Oo ciyaar loogu yeero six man tag team iyadoo ciyaarta  banaanka…

Braun Strowman Iyo The Bar Maxaa Dhax Maray Oo Oo Strowman Ma Helay Partner

Braun Strowman Iyo The Bar Maxaa Dhax Maray Oo Oo Strowman Ma Helay Partner

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Braun Strowman aya ka badiyay Cesaro isagoo ka dib markii uu kasbaday oo uu badiyay ciyaarta looggu dooranayay cida u bixi doonta the bar suunka tag team championship. Aya isaga kaligiisa guuleystay iyadoo qof ciyaaraya suunka tag team championship laga doonaya qof isaga la jira laakiin braun aya sheegay inuu…

Alex bliss Ayaa Heshay Qofkii Ay La Ciyaari Lahayd Wrestlemania

Alex bliss Ayaa Heshay Qofkii Ay La Ciyaari Lahayd Wrestlemania

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ka hor ciyaarta xalay u dhaxeysay asuka iyo wwe raw womens championship Alex Bliss ayaa ka hadashay waxyaabaha ay tiri Nia Jax usbuucii lasoo dhaafay iyadoo laga sugaaayay raali gelin ayay tiray inay kaftan tahay oo ay ku saxan tahay. waxyaabahaas oo qalbi jabisay saaxiibteeda hore ka dib markii asuka…

Tiger Shroff Iyo Sajid Nadiadwala Ma Wada Sameyn Doonan Hit-kooda 3-aad Oo Xariir Ah!

Tiger Shroff Iyo Sajid Nadiadwala Ma Wada Sameyn Doonan Hit-kooda 3-aad Oo Xariir Ah!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga dhalinta wada jacel yihiin Tiger Shroff wxaa bollywood-ka kusoo daray filim sameeyaha caanka ah ee Sajid Nadiadwala asigoo si kalsooni ah hogaamiye ugu dhigay filimkiisa Heropanti. Sajid waxaa lagu yaqiinay in filimadiisa hogaamiye kaga dhigo jilaasha waa weyn sida Salman Khan iyo Akshay Kumar laakiin Tiger uu soo caan bixiyay…

Fanney Khan Ka Dib Aishwarya Rai Bachcahn Oo Sameyn Doonto Filim Qayaano Ah

Fanney Khan Ka Dib Aishwarya Rai Bachcahn Oo Sameyn Doonto Filim Qayaano Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aishwarya Rai Bachchan mudo ka dib waxay bollywood-ka kusoo laabatay filimka Jazbaa ee la daawaday sanadii 2015 waxaana la jilaayay Irfan Khan. Ka dib Jazbaa Aishwarya Rai waxay la imaaday filimada Sarbjit iyo Ae Dil Hai Mushkil sidoo kale waxaa sanadkaan u diyaarsan filimka Fanney Khan. Waxaana maanta shaaca laga…

Maxaa Ka Qaldan John Abraham, Filimkiisa Parmanu – The Story Of Pokhran Mar Kale Ayaa Dib Loo Dhigay

Maxaa Ka Qaldan John Abraham, Filimkiisa Parmanu – The Story Of Pokhran Mar Kale Ayaa Dib Loo Dhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimaan badan oo bollywood ah ayaa sanadkaan diyaarsan filimaan qaar dib u dhac ayaa ku yimaada ayagoo ka cabsanaaya inay ku dhacaan filimada waa weyn. Waxaana xusid mudan filimada dib u dhaca ku imaaday inuu ka mid yahay John Abraham filimkiisa Parmanu – The Story Of Pokhran oo qorshaha ahaa in…

9 Atariisho Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Shaashada Jaceyl Kula Wadaagay Aabo Iyo Wiilkiisa (+Sawiro)

9 Atariisho Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Shaashada Jaceyl Kula Wadaagay Aabo Iyo Wiilkiisa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jiro atariishooyin  badan kuwaas oo jaceyl shaashada jaceyl kula wadaagay aabo iyo wiilkiisa ayagoo la sameeyeen mashruucyo kala duwan sidaa daraadeed waxaa idin heynaa atariishooyinka shaashada jaceyl kuwal wadaagay aabo iyo wiilkiisa. 1.Madhuri Dixit Mandhuri waxay ka mid tahay atariishooyinka ugu weynaa taariikhda fanka hindiya soo mareen waxay awood…

Ajay Devgn Oo Filimkiisa Raid Ku Xayaysiin Doona Showga Cusub Ee Kapil Sharma Kusoo laaban Doono

Ajay Devgn Oo Filimkiisa Raid Ku Xayaysiin Doona Showga Cusub Ee Kapil Sharma Kusoo laaban Doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Ajay Devgn ayaa rumeysan in muhim tahay in filimada la xayaysiiyo waliba laga qeyb galiyo barnaamijyada ugu caansan ee gudaha Hindiya lagu qabto. Sidaa daraadeed shactiroole Kapil Sharma ayaa dib usoo labo kacelyn asigoo la imaan doono show cusub oo lagu magac daray Family Time With Kapil Sharma  oo…

Breaking: Sonakshi Sinha Oo Salman Kula Biiri Doonta Duubista Filimka Race 3!

Breaking: Sonakshi Sinha Oo Salman Kula Biiri Doonta Duubista Filimka Race 3!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada caanka ah sonakshi Sonha iyo Super Star Salman Khan xiriir wanaagsan ayaa ka dhaxeeyo waxayna caan ku yihiin labadaan saaxiib taxanahooda gudaha Hindiya caanka ah ee Dabangg. Sonakshi Sinha filimkeeda ugu danbeeyay wuxuu ahaa Welcome To New York waxaana la xasuusta in SK uu muuqaal marti ah ku lahaa filimka…