Home » Entries posted by Aadan Muriidi (Page 3)

Rasmi: Wey Soo Laabteen Katrina Kaif Oo Salman Khan La Sameyn Doonto Filimka Bharat

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ka dib markii Priyanka Chopra isaga baxday filimka Bharat arimo u qaas ah awgeed waxaa maal mahaan baadi goob loogu jiray atariishada Salman Khan la sameyn laheyd filimka Bharat. Sidaa daraadeed wararka subaxdaan kasoo baxaaya Mumbai ayaa shaaca loogu qaaday in Katrina Kaif  Mega Star Salman Khan la sameyn doonto…

SRK Iyo Filim sameeye Rahul Dholakia Oo Ku Midoobi Doonan Mashruuc Kale Oo Xiiso Leh Iyo Macluumad Ku Saabsan

SRK Iyo Filim sameeye Rahul Dholakia Oo Ku Midoobi Doonan Mashruuc Kale Oo Xiiso Leh Iyo Macluumad Ku Saabsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

King Khan Aka Shah Rukh Khan  sanadkaan wuxuu si weyn ugu mashquulsan yahay  filimkiisa weyn ee Zero  oo duubistiisa gaba gabo ku dhow lana daawan doono 21 December 2018. Haddaba SRK oo aan saxiixan ilaa hada wax mashruuc ah marka laga reebo filimka Salute waxaa maanta soo baxaaya warar sheegaaya…

From Sanju To Soorma: Shanta Filim Bollywood Ugu Qiimaha Sareeya Qiimeynta IMDB Sanadkaan (+Sawiro)

From Sanju To Soorma: Shanta Filim Bollywood Ugu Qiimaha Sareeya Qiimeynta IMDB Sanadkaan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-ka  sanadkaan  waxay  sameeyeen  filimo badan oo xiiso leh kuwaas oo guulo waa weyn gaaray ayagoo sanadkaan ku jiraan sanad barwaaqo maadaama filimada guulal taariikhi ah gaareen. Laakiin waxaa maanta ka hadli doona filimada bollywood-ka sameeyeen kuwooda ugu sheekada wanaagsan qiimenta IMDB Rating kuwood ugu sareeyo. IMDB Rating oo qiimeyn…

Waan Daawaday Aan Idinka Jawaabo Race 3 Ma Filim Wanaagsan Ama…!

Waan Daawaday Aan Idinka Jawaabo Race 3 Ma Filim Wanaagsan Ama…!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Race 3 waa filimka ugu weyn 2018 ilaa iminka Bollywood ka la imaadaan  Waana filim indhaha lagu wada haayo madaam Mega star Salman Khan Ciidul Fitri walbo la imaado filim weyn. Taxanaha Race waa mid caan ah qayaano ku xeel dheer balse markaan qaybta sedexaad arimaha qoyska ayaa qayaanada lagu…

SRK, Ranbir, Alia, Iyo Farhan Oo Ka Qeyb Galay Xaflada Ay Dhigatay Zoya Akhtar (+Sawiro)

SRK, Ranbir, Alia, Iyo Farhan Oo Ka Qeyb Galay Xaflada Ay Dhigatay Zoya Akhtar (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabadha filim sameeyada ah ee Zoya Akhtar ayaa xalay gurigeeda ku dhigatay xaflad heer sare ah oo kasoo qeyb galay qaar ka mid ah jilaayaasha ugu caasan bollywood-ka. Zoya Akhtar ayaa mudo ku mashquulsaneed sameynta filimka Gully Boy maalmo ka hor ayaana lasoo gaba gabeeyay duubista filimka GB ee wada…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Classic Ah Qayamat Se Qayamat Tak Oo 30 Kasoo Wareegatay Daawashadiisa Oo Uptade Ah

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Classic Ah Qayamat Se Qayamat Tak Oo 30 Kasoo Wareegatay Daawashadiisa Oo Uptade Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa 30 sano ka hor la daawaday filimka jaceylka Classic-ka ah ee Qayaamat Se Qayaamat Tak kuna soo caan baxeen Aamir Khan Iyo Juhi Jawla fadlan hoos kaga bogo xaqiiqooyin ku saabsan filimkaan Classic-ka ah oo Update ah Qayamat Se Qayamat Tak waa mid ka mid ah aflaanta jaceylka ee…

Waxaa La Helay Gabbar Kale Priyanka Chopra U Shabahdo Markaan Waxay Kasoo Jeeda Pakistan (+Sawiro)

Waxaa La Helay Gabbar Kale Priyanka Chopra U Shabahdo Markaan Waxay Kasoo Jeeda Pakistan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa soo badanaaya gabdho si weyn ugu shabahaan atariishada bollywood-ka iyo hollywood-ka ka tirsan ee Priyanka Chopra. Waxaa hori loo hadal heeyay gabadh u si weyn ugu eg ama ugu shabahdo Priyanka Chopra haatan waxaa la helay pp baraha bulshada lagu hadal heeya gabbar PC u shabahdo waxayna kasoo jeeda…

Sunny Deol Waa Qof Dareen Adag Xiriir Wanaagsan Kalama Dhaxeeyo 4-taan Super Star Qeybta 2-aad

Sunny Deol Waa Qof Dareen Adag Xiriir Wanaagsan Kalama Dhaxeeyo 4-taan Super Star Qeybta 2-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac Sunny Deol waa ka mid ah jilaayaasha ugu awooda badnaa ee fanka hindiya soo mareen taariikh ahaan ilaa hadana awoodiisa waa mid taagan haleeygaan.wuxuuna u baahan yahay inuu helo kali filimka awoodiisa soo celin lahaa. Dhinaca kale Sida aan wada ognahay Sunny Deol waa jilaa dagan oo aan saxaafada…

Boxoffice Update: Mahesh Babu Filimkiisa Bharat Ana Nenu Oo Ganacsi Waali Sameyn Doona Maalintiisa Koowaad!

Boxoffice Update: Mahesh Babu Filimkiisa Bharat Ana Nenu Oo Ganacsi Waali Sameyn Doona Maalintiisa Koowaad!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Mahesh Babu Filimkiisa Bharat Ana Nenu ayaa maanta gil gilaaya gudaha Hindiya gaar ahaan koonfurta waxaana  si dhaqsi lagu doodaaya in filimkaan iskooro badan uu jabin doono. Haddaba xogta aan ka heleyno shabakadaha koonfur Hindiya waxaa la qayaasaaya in Mahesh Babu filimkiisa maalintiisa koowaad si waali ku furmi…

Maqaal: Kani Waa Super Star Awoodiisa Dhameestiran Tahay Oo Qof Walbo Daah Ka Saarneyd

Maqaal: Kani Waa Super Star Awoodiisa Dhameestiran Tahay Oo Qof Walbo Daah Ka Saarneyd

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maqaalkaan wuxuu ka hadlaa awooda Super Star Mahesh Babu halka ay taagan tahay waxaana si wacan u diyaariyeen shabakada Filimside oo gacan ka taagtay awooda maanta koonfure Hindiya ka socoto oo ku saabsan filimka Mahesh Babu ee Bharat Ana Nenu. Sanadahaan danbe filimada koonfur Hindiya waa mid la hadal heyntiisa…