Home » Entries posted by Aadan Muriidi (Page 43)

Xaqiiqooyin U Gaar Filimka Classic Ah No Entry: Filimkii Ugu Weynaa Sanadii 2005

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aqristayaasha qiimaha badan waxaan idiin heynaa xaqiiqooyin u gaar ah filimka shactirada badan ee Classic ah No Entry kaasi oo noqday sanadii 2005 Hit-kii ugu weynaa oo ay Bollywood-ka sameeyeen. Jilaayaasha filimka No Entry: Anil Kapoor, Salman Khan, Bipasha Basu, Fardeen Khan, Lara Dutta, Esha Deol, Celina Jaitley iyo Sameera…

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimka Lawada Jacel Yahay Dil Hai Tumhaara

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimka Lawada Jacel Yahay Dil Hai Tumhaara

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta  oo  kale  6 September 2002  waxaa  la  daawaday  filimka  Dil Hai Tumhaara ee  hogaamiyaal ka ahaayeen Arjun Rampal,  Preity Zinta,  Mahima Chaoudry,  Jimmy Shergill,  iyo  Rekha. Filimka  Dil Hai Tumhaara  waa  filim  jaceyl  ah  oo  soomaalida  aan  u  jacel  yihiin  ayagoo  magac  ahaan  ugu  yeeraan  filimka  Eedada. Haddaba  maadaama  filimkaan …

Ileana Oo Dib Ugu Soo Laabatay Koonfur Hindiya Iyadoo Filimkeeda Xiga Jaceyl La Wadaagi Doonto Mahesh Babu

Ileana Oo Dib Ugu Soo Laabatay Koonfur Hindiya Iyadoo Filimkeeda Xiga Jaceyl La Wadaagi Doonto Mahesh Babu

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ileana D’cruz  haatan  waa  atiriishada  ugu  caansan  Bollywood-ka  oo  ka  imaaday  koonfur  Hindiya  iyadoo filimkeeda  ugu  horeeyay  ee  Bollywood-ka  ahaa  Barfi!  oo  la  daawaday  2012. Ileana D’cruz  ayaa  haatan  dib  ugu  laaban  doonto  koonfur  Hindiya  iyadoo  filimkeeda  xiga jaceyl  la  wadaagi doonto  Suldaan  Mahesh Babu. Mahesh Babu  haatan  wuxuu  ku …

Priyanka Chopra Oo Aamir Khan Xaaskiisa Ku Matali Doonto Filimka Looga Hadlaayo Nolasha Rakesh Sharma

Priyanka Chopra Oo Aamir Khan Xaaskiisa Ku Matali Doonto Filimka Looga Hadlaayo Nolasha Rakesh Sharma

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa  hori  idinla  wadaagnay  In  Super Star  Aamir Khan uu sameyn doono  filimka  looga  hadlaayo  nolasha Rakesh Sharma. Warbaxinada  maanta  soo  baxaaya  waxay  sheegayaan in  Priyanka  Chopra  mashruucaan  lagu  soo  daray  oo Aamir Khan  xaaskiisa  ku  matali  doonto  filimka  looga  hadlaayo  nolasha  Rakesh Sharma. PC  haataan  waxay  mashquul  ku  tahay …

Julie 2 trailer: Pahlaj Nihalani presents Raai Laxmi in a super hot avatar in a B-grade film

Julie 2 trailer: Pahlaj Nihalani presents Raai Laxmi in a super hot avatar in a B-grade film

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

The trailer of Raai Laxmi’s debut Bollywood film, Julie 2, has just dropped and it’s exactly what you expected it to be. The film, presented by ex-Censor Board chief Pahlaj Nihalani, has Raai trying to titillate audiences with her ‘revealing’ act. The 82-second trailer is probably one of the most…

Shalay Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimka Akshay Iyo Preity Zinta Ee Sangharsh Iyo Natiijadiisa Rasmiga Ah

Shalay Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimka Akshay Iyo Preity Zinta Ee Sangharsh Iyo Natiijadiisa Rasmiga Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shalay oo  kale  3 September  1999  waxaa  la  d aawaday  filimka  xiisaha  lahaa  ee  Sangharsh  oo hogaamiyaal ka ahaayeen jilaayaasha Akshay Kumar,  Preity Zinta,  Iyo  Ashutosh Rana. Sangharsh  waa  lawada  jacel  yahay  oo  amaan  weyn  ku  heleen  hogaamiyaasha  filimka  waxaana filimkaan  si  qaas  loogu  xasuusta  Ashutosh Rana  oo  door  xumaan …

Maqaal Marti Nagu Ah Iyo Shabakada Boxoffice India Oo Maamuus U Sameesay Vinod Khanna

Maqaal Marti Nagu Ah Iyo Shabakada Boxoffice India Oo Maamuus U Sameesay Vinod Khanna

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama Super Star Vinod Khanna maanta geeriyooday shabakada Boxoffice India oo aan looga baranin inay nolosha jilaayaasha ka hadasho ayaa maqaal u hibeesay Mastaana maqaamkii uu fanka Hindiya ka gaaray. Hadaba maqaalkaan marti nagu ah kaliya shabakada Filimside wey idiin fududeesay inaad afkiina hooyo ku aqrisataan fadlan hoos kaga bogo:…

10 Xaqiiqo Oo Uu Gaar Ah Filimka Weyn Ee Mohabbatein Wax Ka Ogow!!

10 Xaqiiqo Oo Uu Gaar Ah Filimka Weyn Ee Mohabbatein Wax Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Mohabbatein waxaa hogaamiyaal ka ah SRK iyo Amitabh Bachchan wuxuuna soobaxay sanadkii 2001 waana filim Blockbuster noqday waxaana director ka ahaa Aditya Chopra halkaa uu Producer ama qarash gareyee ka ahaa aabihiis Yash Chopra. Hadaba filimkaan waad daawatay waana macquul inaa sheeko ahaan kaheshay balse ogow aqriste inee jiraan…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Jaceylka Ah Ee Aan Wada Jecel Nahay Mann

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Jaceylka Ah Ee Aan Wada Jecel Nahay Mann

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Mann wuxuu soo baxay sanadii 1999 waana mid ka mid ah aflaanta jeceyl ee dunida looga jecel yahay sidoo kalena aan marnaba laga xiisa dhigin daawashadiisa. Jilaayaasha filimkaan: Aamir Khan iyo Manisha Koirala halka Anil Kapoor iyo Rani Mukerji ay muuqaal marti ah ku lahaayeen Director: Indra Kumar Mann…

Deepika Padukone not paid more than Ranveer Singh and Shahid Kapoor for Padmavati

Deepika Padukone not paid more than Ranveer Singh and Shahid Kapoor for Padmavati

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sources in the know are embarrassed and appalled by reports in a section of the press claiming that Deepika Padukone was paid more than her two leading men in Sanjay Leela Bhansali’s Padmavati. “First of all, the information is false. One doesn’t know who could have leaked out this misleading information because there is no truth to it. Secondly…