Home » Entries posted by Zakarie Abdi

Hotel 100 Crore ($15M) qiimo ahaan ku fadhiyo ayay reer Deol beertooda ka dhisi rabaan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sedexda reer Deol ee aan kala dhicin Dharmendra iyo labadiisa wiil Sunny Deol iyo Bobby Deol ayaa la sheegay beertooda weyn ee xaafada Lonavla , Mumbai ku taalo inay ka dhisi rabaa Hotel aad u weyn oo qiimo ahaan lagu dhisaayo 100 Crore ($15M). Bobby Deol ayaa sheegay beertooda weyn ee…

Maqaal BOI soo daabacday: Xidiga xiligaan Hindiya ugu weyn (Salman) xitaa kama baxsan karo dabinka filimada fariinta qayaanada xambaarsan

Maqaal BOI soo daabacday: Xidiga xiligaan Hindiya ugu weyn (Salman) xitaa kama baxsan karo dabinka filimada fariinta qayaanada xambaarsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday maqaal ku haboon gaabiska uu dhanka Boxoffice-ka sameeyay filimka Race 3 ayagoo iin kaga dhigeen fariintiisa qayaanada (Thriller Genre) oo waligeed daawadayaasha soo dhaweyn jirin. Maqaalkan xiisaha badan waxaa afkaaga hooyo kuugu turjuntay shabakada Filimside fadlan hoos kaga bogo kadibna fikirkaaga nala wadaag. Fariinta…

Akshay Kumar oo sedex filim u sameenayo shirkada Yash Raj Films iyo midka kowaad macluumaadkiisa

Akshay Kumar oo sedex filim u sameenayo shirkada Yash Raj Films iyo midka kowaad macluumaadkiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idin kula wadaagnay in shirkada weyn Yash Raj Films iyo Superstar Akshay Kumar dib u wada shaqeyn doonaan 10-sano kadib waxaana isugu dambeesay filimkii fashilmay Tashan. Haatan waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday in King Kumar sedex filim u sameenayo shirkada Yash Raj Films taasi oo muujineyso…

Race 3 siduu HIT dhameestiran ku noqon karaa oo dooda u dhamaan kartaa?

Race 3 siduu HIT dhameestiran ku noqon karaa oo dooda u dhamaan kartaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Race 3 sheekadiisa diidmo waali ah ayay la kulantay wuxuuna mashruucaan ku fakaday awooda Mega Star Salman Khan iyo xiliga fasaxa Ciidul Fitriga. Race 3 sedexda maalmood ee ugu horeesay wuxuu keenay 101 Crore kadib maal maha shaqada hoos u dhac joogto ah ayuu sameenayaa filimkan. Race 3 dadka…

Rasmi: Race 3 iyo Arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay iyo ceeb kale oo soo baxday!

Rasmi: Race 3 iyo Arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay iyo ceeb kale oo soo baxday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Race 3 ayaa ganacsi wacan sameeyay Arbacadiisa kowaad wuxuuna keenay 8 Crore (Trade Figure) wuxuuna sameeyay hoos u dhac ka yar midkii uu Talaadadii sameeyay. Race 3 haatan mudo lix maalmood ah wuxuu soo xareeyay 132.50 Crore (Trade Figure) waxaana muuqato in todobaadkiisa kowaad uu keeni doon 138 Crore…

Tamil Superstar: Vijay, Ajith, Suriya, Vikram iyo Vishal oo Boxoffice-ka ku hardami doonaan feestada Diwali 2018

Tamil Superstar: Vijay, Ajith, Suriya, Vikram iyo Vishal oo Boxoffice-ka ku hardami doonaan feestada Diwali 2018

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tamil Superstar Vijay, Ajith Kumar, Suriya, Vikram iyo Vishal ayaa la sheegay inuu dagaal taariikhi ah Boxoffice-ka ku dhex mari doono dabyaaqada sanadkan gaar ahaan feestada Diwali 2018 oo ku beegan todobaadka ugu horeeyo bisha November. Superstar Vijay ayaa ku dhawaaqay in filimkiisa 62-aad ee aan magaca loo bixinin la…

Waan ka xunahay Ravi Teja filimkiisii ugu dambeeyay Nela Ticket waa mid ganacsi ahaan bur buray!

Waan ka xunahay Ravi Teja filimkiisii ugu dambeeyay Nela Ticket waa mid ganacsi ahaan bur buray!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mass Maharaja Ravi Teja filimkiisa ugu dambeeyay Nela Ticket ayaa ganacsi ahaan bur buray wuxuuna noqday Disaster sidoo kalena tiyaatarada si dhaqsi ah ayuu kaga dagay. Filimka Nela Ticket waxaa tiyaatarada la saaray 25-kii May 2018 wuxuuna cimri ahaantiisa keenay 20.10 Crore ganacsigiisa isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka. Sidoo kalena kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay…

Karisma Kapoor feynuustii fanka Hindiya iyo atoorayaasha caanka ah aflaanta ay la sameesay Akshay maxay wadaageen

Karisma Kapoor feynuustii fanka Hindiya iyo atoorayaasha caanka ah aflaanta ay la sameesay Akshay maxay wadaageen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Karisma Kapoor waa xidigtii fanka Hindiya qabsatay 90-maadkii ilaa bilawgii qarninagaan waxayna atirishooyinka kale kaga duwaneed inay filim la sameesay atoore kasto oo madaxa soo qaaday ama aqoonsi helay. Sidaa darteed waxaan maqaal joogto ah u hibeenay Karisma Kapoor iyo atoorayaashii caanka ah filimada ay la sameesay guulaha ay…

5-atoore oo Bollywood-ka caan ka ah kuwaas oo shaqada u joojiyeen inay caruurtooda waqti la qaataan (+sawiro)

5-atoore oo Bollywood-ka caan ka ah kuwaas oo shaqada u joojiyeen inay caruurtooda waqti la qaataan (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-ka waa shirkad loolankeeda aad u sareeyo haddii jilaaga dhowr filim Flop ka noqdaan masii socon karo iskaba dhaaf inuu shaqadiisa hakad galiyo. Balse waxaan idiin heynaa 5-atoore oo caan ah kuwaas oo shaqadooda filim jilista hakad galiyeen si ay waqti ula qaataan caruurtooda oo ifka ku cusbaa si ay…

10-atoore oo Bollywood-ka ka tirsan kuwaas oo aabo noqdeen ayagoo 40-sano sare u dhaafeen (+Sawiro)

10-atoore oo Bollywood-ka ka tirsan kuwaas oo aabo noqdeen ayagoo 40-sano sare u dhaafeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan Hindida waxay jecel yihiin dhaqan ahaan inay xili hore waalid noqdaan mana kusii jiraan atoorayaasha waxaa xeer u ahaan jirtay waagii hore inay aabo noqdaan da’dooda marka aysan 30-sano gaarto. Balse sida qarnigan 21-aad loo soo galay waxaa la arkay arimo Bollywood-ka ku cusub oo ah atoorayaal ayagoo…

Page 1 of 279123Next ›Last »