Home » Entries posted by Zakarie Abdi (Page 113)

Rasmi: Akshay Kumar filimkiisa Housefull 4 waxaa ku baxeyso 75 Crore oo dharka la xarinaayo iyo goobta lagu duubayo lagu diyaarinayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filim soo saare Sajid Nadiadwala ayaa xaqiijiyay in taxanaha caanka ah Housefull qaybtiisa 4-aad uu ka mid noqon doono aflaanta ugu qaalisan ee ebid Hindiya sameeyaan. Sajid Nadiadwala ayaa sheegay dharka Housefull 4 sameyntiisa loo xiranaayo iyo goobta lagu guubayo una dheer tahay agabka la adeegsanayo inay 75 Crore ($11.36M).…

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa shaqada laga haayo

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa shaqada laga haayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa maqaal xiiso badan oo aan todobaadkii hal mar idinla wadaagno kuna soo qaadano warbixino u gaar ah aflaanta tiyaatarada saaran, kuwa dhawaan la daawan doono iyo kuwa shaqada laga haayo ee duubistooda socoto: Bollywood markale Jimcadaan (19 Jan) tiyaatarada ayay ku dagaalami doonaan madaama 6-filim la isla saari doono…

Pawan Kalyan bootadiisa hal maalin ayay ku ekeed madaama filimkiisa Agnyaathavaasi uu sii bur buraayo!

Pawan Kalyan bootadiisa hal maalin ayay ku ekeed madaama filimkiisa Agnyaathavaasi uu sii bur buraayo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Power Star Pawan Kalyan filimkiisa ugu dambeeyay ee tiyaatarada saaran Agnyaathavaasi maalintiisa kowaad ganacsi taariikhi ah ayuu sameeyay asigoo keenay 60.50 Crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka. Balse labadii maalmood ee xigeen filimkaan dhulka ayuu ganacsigiisa galay waxaana la yaab ah in 97% ganacsigiisa hoos u dhacay hadana waxba…

Rasmi: 1921, Kaalakandi iyo Mukkabaaz maalinta kowaad ganacsiga ay sameeyeen wadar ahaan 3 Crore ayay soo xareeyeen!

Rasmi: 1921, Kaalakandi iyo Mukkabaaz maalinta kowaad ganacsiga ay sameeyeen wadar ahaan 3 Crore ayay soo xareeyeen!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sedexda filim ee tiyaatarada ku cusub 1921, Kaalakandi iyo Mukkabaaz ganacsi bur bur ku dheehan ayay maalintooda kowaad sameeyeen madaama wadar ahaan 3 Crore ay soo xareeyeen. Waxaana niyad jab ah in sedexdaan filim 1921, Kaalakandi iyo Mukkabaaz la siiyay 3000 oo tiyaatar hadana la waayay dad uso daawasho tagaan. Zareen Khan…

Tiger Zinda Hai gobol walbo lacagta rasmiga ah uu ka keenay iyo halka uu hiigsanayo

Tiger Zinda Hai gobol walbo lacagta rasmiga ah uu ka keenay iyo halka uu hiigsanayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aqristayaasheena qiimaha badan ayaa marar kala duwan nasoo weydiiyeen filimka Blockbuster-ka weyn noqday Tiger Zinda Hia ilaa haatan gobol walbo lacagta uu kasoo xareeyay iyo darajada All Time Blockbuster waxa kaga harsan. Waxaan jecelnahay xog saxan oo dhameestiran inaan idinla wadaagno sidaa darteed shabakada Boxoffice India waxaa haatan keedkeeda ku…

Rasmi: Filimka Jai Simha iyo maalintiisa kowaad lacaga uu keenay dibad iyo dal

Rasmi: Filimka Jai Simha iyo maalintiisa kowaad lacaga uu keenay dibad iyo dal

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Balakrishna filimkiisa Jai Simha ayaa ganacsi fiican sameeyay maalintiisii kowaadna welina wey u harsan yihiin maal maha fasaxa Koonfur Hindiya oo Axada bilaaban doonaan. Jai Simha maalintiisa kowaad wuxuu keenay 12.20 Crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka saami ahaana waxaa laga helay 7.80 Crore waana bilaabasho wanaagsan marka loo fiiriyo in filimkaan…

Rasmi: Tiger Zinda Hai iyo Jimcadiisa 4-aad lacagaha uu keenay wuxuu ka wanaagsan yahay dhamaan filimada tiyaatarada ku cusub

Rasmi: Tiger Zinda Hai iyo Jimcadiisa 4-aad lacagaha uu keenay wuxuu ka wanaagsan yahay dhamaan filimada tiyaatarada ku cusub

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan iyo Katrina Kaif filimkooda Tiger Zinda Hai ayaa ganacsi wacan sameeyay Jimcadiisa afaraad wuxuuna keenay 1.50 Crore (Trade Figure). Tiger Zinda Hai wadarta guud haatan wuxuu marayaa 320 Crore (Trade Figure) waana filimka Salman Khan sameeyay midkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyo ebid dhanka lacagaha nadiifka ah balse lacagaha canshuurta…

Sushant Singh Rajput oo iska diiday inuu 15 Crore ($2.27M) ku qaato xayeysiinta kareemka la isku cadeeyo

Sushant Singh Rajput oo iska diiday inuu 15 Crore ($2.27M) ku qaato xayeysiinta kareemka la isku cadeeyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha dhalinta yar Sushant Singh Rajput ee Bollywood-ka kasoo galay dhanka TV-yada marki horena sameynta musal salada caan ku ahaa ayaa hadal heyn cusub sameeyay. Sushant Singh Rajput ayaa iska diiday inuu xayeysiin u sameeyo shirkad soo saarto kareemka la isku cadeeyo oo ay ragg iyo dumar adeegsadaan. Shabakada Mid-Day ayaa…

Sheekada filimka Jai Simha: Balakrishna wuxuu la yimid filim mada daalo dhameestiran leh

Sheekada filimka Jai Simha: Balakrishna wuxuu la yimid filim mada daalo dhameestiran leh

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Telugu Superstar Nandamuri Balakrishn wuxuu la yimid filim mada daalo dhameestiran leh oo Jimcadii (12 Jan) tiyaatarada la saaray. Director: KS Ravikumar Jilaayaasha: Balakrishna, Nayanthara, Brahmanandam, Natasha Doshi, Haripriya, Prakash Raj and Jayaprakash Reddy Qiimeynta sheekada filimka: 3/5 Fariinta Filimka Jai Simha Oo Kooban: Narasimha (Balakrishna) isaga iyo wiilkiisa yar waxay usoo…

Bollywood King Khan (Shah Rukh Khan) oo abaal marinta Crystal Award 2017 lagu gudoonsiin doono madasha dhaqaalaha aduunka

Bollywood King Khan (Shah Rukh Khan) oo abaal marinta Crystal Award 2017 lagu gudoonsiin doono madasha dhaqaalaha aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan ayaa lagu sharfay inuu ka qayb galo madasha dhaqaalaha aduunka looga dooda (World Economic Forum). Madasha dhaqaalaha aduunka looga doodo waxaa sanadkaan lagu qaban doonaa magaalada Davos ee dalka Switzerland ayadoo SRK halkaas lagu gudoonsiin doono abaal marinta Crystal Award loo yaqaan oo la…