Home » Entries posted by Zakarie Abdi (Page 147)

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa shaqada laga haayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulanti wacan kuna soo dhawaada maqaalkeena todobaadlaha ah ee aan kaga hadalno filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa tiyaatarada saaran warbixino ku saabsan: Kadib markii Tiger Zinda Hai Blockbuster weyn noqday Katrina Kaif wey soo laabatay sidoo kalena guusheeda intaas kuma ekaan doonto madaama mashaariic magac guul xambaarsan u xigaan sida Thugs…

Day 10 Update: TZH oo siweyn ku furmay Axadiisa labaad maanta ganacsi adag ayuu sameyn doonaa

Day 10 Update: TZH oo siweyn ku furmay Axadiisa labaad maanta ganacsi adag ayuu sameyn doonaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai ayaa siweyn ku furmay maalintiisa 10-aad ee uu tiyaatarada gudaha Hindiya saaran yahay madaama maanta Axad tahay. Waxaa cajiib ah in TZH maanta subaxdii hore uu ku furmay 45% ilaa 50% halka shalay oo sabti ahayd uu ku furmay filimkaan 30% taasi oo caddeyn u ah…

Rasmi: TZH iyo ganacsiga uu sameeyay sabtigiisa labaad

Rasmi: TZH iyo ganacsiga uu sameeyay sabtigiisa labaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah usoo daabacday TZH ganacsiga uu sameeyay sabtigiisa labaad asigoo sare u kac 30% ah sameeyay. TZH sabtigiisa labaad wuxuu keenay 14.75 Crore (Trade Figure) wuxuuna haatan mudo 9-maalmood ah soo xareeyay 232 Crore (Trade Figure) sidoo kalena darajada 250 Crore maalintiisa 10-aad ama maanta Axad ah ganacsiga…

Tiger v Golmaal Again todobaadka kowaad ganacsiga ay sameeyeen isku bar bar dhig laga sameeyay

Tiger v Golmaal Again todobaadka kowaad ganacsiga ay sameeyeen isku bar bar dhig laga sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay is bar bar dhig u gaar ah filimada TZH v Golmaal Again todobaadka kowaad ganacsiga ay sameeyeen. TZH hal todobaad ayuu ku dhaafay ganacsiga guud ee uu Golmaal Again cimri ahaantiisa sameeyay sidaasna wuxuu ku noqday filimka Hindiga ah ama Bollywood sameeyeen…

Rasmi: Tamil superstar Rajinikanth oo ku dhawaaqay inuu siyaasada soo galaayo

Rasmi: Tamil superstar Rajinikanth oo ku dhawaaqay inuu siyaasada soo galaayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tamil superstar Rajinikanth ayaa maanta oo Axad ah si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu siyaasada soo galaayo sidoo kalena sameenayo xisbi isaga hogaamiye ka yahay. 67-jirkan si waali ah Koonfur Hindiya looga taageero wuxuu yiri “Waxaan si rasmi ah ugu soo biirayaasha siyaasada, waana xili waajib igu ah inaan wax…

Varun Dhawan “2017 waxaan helay guul iyo shacbiyad aan ku faani karo”

Varun Dhawan “2017 waxaan helay guul iyo shacbiyad aan ku faani karo”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Established Star ama xidiga sal dhigtay Bollywood-ka Varun Dhawan ayaa qirtay in 2017 oo maanta ku eg u ahaa sanad uu ku faani karo waxa shaqo ahaan u qabsoomay. Varun Dhawan sanadkaan 2017 wuxuu la yimid labo filim oo Big Hits noqdeen Badrinath Ki Dulhania iyo Judwaa 2 kuwaas oo uu…

Bobby Deol oo Race 3 isku diyaariyay xili Salman Khan balan qaaday inuu xidigaan shacbiyadiisa usoo celin doono

Bobby Deol oo Race 3 isku diyaariyay xili Salman Khan balan qaaday inuu xidigaan shacbiyadiisa usoo celin doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qof taageero u ah jilaaga caanka ah Bobby Deol ayaa baraha bulshada soo dhigay sawirka sare xili uu kula kulmay goobta duubista filimka Race 3 ka socoto. Bobby waxaa ka muuqato jir ahaan inuu si adag isku diyaariyay sidoo kalena uu la imaan doono wajigii lagu aqoon jiray madaama Race…

Boxoffice India: TZH iyo sabtigiisa labaad ganacsiga uu sameeyay qiyaas ahaan 30% sare kaca ayuu sameeyay

Boxoffice India: TZH iyo sabtigiisa labaad ganacsiga uu sameeyay qiyaas ahaan 30% sare kaca ayuu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday filimka Tiger Zinda Hai sabtigiisa labaad ganacsiga uu sameeyay asigoo 30% sare u kac sameeyay marka Jimcadiisa labaad lala bar bar dhigo. TZH sabtigiisa labaad wuxuu keenay 15 Crore qiyaasta xili hore balse sare u kac xoogan ma sameynin sida Golmaal Again oo kale kaasi oo…

Boxofifice India oo soo bandhigtay is bar bar dhig Tiger Zinda Hai v Dangal todobaadka kowaad ganacsiga ay sameeyeen

Boxofifice India oo soo bandhigtay is bar bar dhig Tiger Zinda Hai v Dangal todobaadka kowaad ganacsiga ay sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay filimada Tiger Zinda Hai v Dangal todobaadka kowaad ganacsiga ay sameeyeen iyo sida bulsho weynta tiyaatarada soo aado labadaan filim usoo dhaweeyeen. Sida saxda ah TZH 14 Crore ayuu Dangal dheer yahay ganacsiga ay todobaadka kowaad sameeyeen waa lacagaha nadiifka ah canshuurta…

Rasmi: Akhil filimkiisa Hello todobaadka kowaad ganacsiga uu sameeyay Akhil wuu nasiib xun yahay

Rasmi: Akhil filimkiisa Hello todobaadka kowaad ganacsiga uu sameeyay Akhil wuu nasiib xun yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha dhalinta yar Akhil filimkiisa Hello hal todobaad ganacsiga uu sameeyay ayaa lasoo bandhigay waxaana cadaatay Akhil inuu nasiib daran yahay madaama filimkiisa heerkii laga filaayay uusan gaarin. Akhil filimkiisii kowaad Akhil ee la daawaday 2015 wuu guul dareestay haatana filimkiisa cusub Hello waxaa tiyaatarada kaga xoog badiyay Nani filimkiisa…