Home » Entries posted by Zakarie Abdi (Page 199)

7 Waxyaabood oo sababa inuu ninka Caajiso waqtiga lagu jiro Shumiska!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shumiska ama baashidu waa calaamad jaceyl, kuwa isla wadaagayna waa ay ammaaneen maadaama ay dareenkooda isugu muujiyeen. Laakiin marwalba shumisku farxad ma xambaarsana. Qaladaad yar oo dhaca ayaana dhibaatada keena. Halkaan maanta waxaan idinkugu soo bandhigeynaa, todobo waxyaabood oo uu neceb yahay ninku marka ay xaaskiisu shumineyso ama baashiyeyneyso, sidaas…

Govinda atirisho uu 33-sano ka weyn ayaa la jili doonto filimkiisa xiga Fry Day

Govinda atirisho uu 33-sano ka weyn ayaa la jili doonto filimkiisa xiga Fry Day

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan maalmo ka hor idinla wadaagnay in Superstar Govinda uu duubi rasmi ah ku bilaabay filimkiisa Fry Day oo haatan shaqadiisa ka socoto magaalada Delhi. Haatan waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay Govinda filimka Fry Day inuu jaceyl kula matali doono atirisho uu 33-sano da’ahaan ka weyn yahay! Gabadha musal…

Nin xaaskiisa sabab la yaab leh uga codsaday inay joojiso Naas nuujinta ilmaheeda

Nin xaaskiisa sabab la yaab leh uga codsaday inay joojiso Naas nuujinta ilmaheeda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Meerahaan casriga ah ee aan ku nool nahay waxyaabo yaab leh ayaa ilbiriqdi walba ka dhaca, kuwaasoo haddii qoraal ahaan lagula wadaago ama sheeko ahaan aad u maqasho aad la tacajabeyso. Isbuucaan, mid ka mid ah sheekooyinkii ugu xiisaha badnaa uguna yaabka badnaa ee adduunka qabsaday, waxaa laga qabtay hooyo…

Arrin yaab leh oo hooyo ku kaliftay inay cunugeeda iib ahaan usoo dhigto website caan ah oo wax laga iibsado (Akhriso Qiimaha lagu rabo)

Arrin yaab leh oo hooyo ku kaliftay inay cunugeeda iib ahaan usoo dhigto website caan ah oo wax laga iibsado (Akhriso Qiimaha lagu rabo)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakadda caanka ah ee online-ka wax looga iibsado ee OLX, taasoo 45 dal ka shaqeysa lana aasaasay sannadkii 2006dii, ayaa macaamiisheedu si aad ah uga caroodeen ka dib markii lasoo dhigay cunug iib ah. Haweeneey ayaa go’aansatay inay shabakadda OLX cunugeeda ku iibiso, iyadoo xitaa tixraaca soo dhigtay bog dhanka…

Sidharth Malhotra oo ka hadlay sababtii Race 3 uu isaga baxay

Sidharth Malhotra oo ka hadlay sababtii Race 3 uu isaga baxay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha dhalinta Sidharth Malhotra wuxuu ka mid ahaa shaqsiyaadkii la hadal haayay mashruuca weyn Race 3 inay qayb ka noqon doonaan. Balse ugu dambeyntii saxaafada Hindiya waxay sheegtay in Sidharth uu filimka Race 3 sameyntiisa ku diiday Jacqueline Fernandez asigoo diidan inuu gabadhaan dib ula shaqeeyo kadib markii jaceylkiisa Alia…

Qiyaasta xili hore: Filimka Thor oo ganacsi weyn sameeyay iyo Ittefaq oo sare usoo kacay

Qiyaasta xili hore: Filimka Thor oo ganacsi weyn sameeyay iyo Ittefaq oo sare usoo kacay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Boxoffice-ka Hindiya shalay oo Jimco ahayd maalin wanaagsan ayay u ahayd madaama filimada Thor – Ragnarak iyo Ittefaq si lama filaan ah lacago adag usoo xareeyeen. Filimka Thor – Ragnarak ayaa si dhex dhexaad ah shalay ku furmay balse gelinkii dambe ayuu sare u kac xoogan sameeyay haatana qiyaasta xili hore wuxuu…

Sawiro: Labo caruur ah oo ay dhaleen afar Aabe oo ku kulmay Ilmo galeenka hal hooyo !!

Sawiro: Labo caruur ah oo ay dhaleen afar Aabe oo ku kulmay Ilmo galeenka hal hooyo !!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Haweeney ayaa xaqiiqsatay iney leedahay Uurkeedii labaad intii ay nooleed, sheekadaan waa mid dhif ah oo si layaa leh kaga dhacday America, waxay sidaa mataano ay dhaleen dhowr rag ah. Qisadaan qariibka ah ayaa ah, Afar waalid ayaa ku lug yeelatay dhalashada labo caruur ah,  Jessica Allen oo dagan California…

Waa sidee Xaaladda Ninkii Mandhicirada Calooshiisa laga soo saaray 639 Musbaar? (Muuqaal iyo sawiro yaab badan)

Waa sidee Xaaladda Ninkii Mandhicirada Calooshiisa laga soo saaray 639 Musbaar? (Muuqaal iyo sawiro yaab badan)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qalliin qaatay waqti dheer ayaa lagu guuleystay in 639 Musbaar laga soo saaro Mandhicirada Caloosha Bukaan muddo Xanuunsanaa kadib markii loo isticmaalay magnet. Dhakhaatiirka Qalliinkaan sameeyey ayaa ku guuleystay inay badbaadiyaan nolosha Bukaankaan. Ninkaan oo 48 jir ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa muddo ka jiranaa mandhicirada Caloosha, wuxuuna…

Muuqaal yaab badan: 10 Qof oo aysan jirin cid la mid ah oo adduunka ku nool

Muuqaal yaab badan: 10 Qof oo aysan jirin cid la mid ah oo adduunka ku nool

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dadka la yaabkooda  uu gaaray meel aan caadi aheyn ayaa la yaabo nolosha dabiiciga ah ee adduunka ka jirto. Waxaa jira dad cajiib ah oo hibo leh oo ka kala yimid caalamka oo leh awoodda dhabta ah ee cajiibka ah weliba leh awoodo aan waligeen rumaysan karin, laakiin waxa ay…

67 erey oo sababay qarni kala qeybsanaan ah

67 erey oo sababay qarni kala qeybsanaan ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wasiir ka tirsanaan jiray dowladda Britain, Arthur Balfour, way yartahay in magaciisa lagu arko buugaagta loo dhigo caruurta UK, balse caruurta Israa’iil iyo Falastiin wax badan ayay ka garanayaan. Bayaankii Balfour uu saxiixay labadii Nofembar 1917-kii, wuxuu qeyb ka yahay casharada Taariikhda ee lagu dhigo iskuullada Israa’iil iyo Falastiin. Labada…