Home » Entries posted by Zakarie Abdi (Page 2)

Rasmi: filimka Padmaavat iyo Isniintiisa 4-aad ganacsiga uu sameeyay waa filim Classic ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Padmaavat ayaa si heer sare ah isku celiyay Isniintiisa afaraad waxaana xusid mudan filimada marka ay Isniin afaraad gaaraan inay gaabis weyn sameeyaan laakiin midkaan maba hakanaayo! Padmaavat Isniintiisa afaraad wuxuu keenay 1.50 Crore asigoo ku ganacsi ah filimka Aiyaary oo Isniintiisa kowaad joogo halka uu ganacsi ahaan dhaafay Padman oo…

Aiyaary (Disaster), filimka Black Panther (Average) iyo isniintiisa kowaad ganacsigooda

Aiyaary (Disaster), filimka Black Panther (Average) iyo isniintiisa kowaad ganacsigooda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waan ka xunahay Sidharth Malhotra markale ayuu guuldaro qaatay madaama filimkiisa Aiyaary uu bur buray ganacsi ahaan kadib markii hoos u dhac aad u weyn sameeyay Isniintiisa kowaad. Aiyaary ayaa keenay 1.50 Crore Isniintiisa kowaad taasi oo ka dhigan 55% hoos u dhac inuu sameeyay marka Jimcadiisii kowaad ganacsigiisii gaabiska ahaa lala…

Disha Patani jaceylka ay Tiger u qabto taleefoonkiisa wey baartaa mana jeclo inuu ‘Like’ saaro sawirada atirishooyinka baraha bulshada soo dhigaan

Disha Patani jaceylka ay Tiger u qabto taleefoonkiisa wey baartaa mana jeclo inuu ‘Like’ saaro sawirada atirishooyinka baraha bulshada soo dhigaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Disha Patani  waxay filimka Baaghi 2 lasoo wadaa Tiger Shroff weliba filimkaan maalinta berito ah (21 Feb) ayaa goos gooskiisa lasoo bandhigi doonaa haka tiyaatarada la saari doono 30 Maarso 2018. Waxaa la wada ogyahay in Disha Patani  iyo Tiger Shroff is fahan wacan ka dhaxeeyo inta badana aysan qarsanin inay…

U Gaar Ah TV-yada: Vatsal Sheth iyo Nikita Dutta oo qiiroodeen markii duubista musal salka Haasil soo idlaatay

U Gaar Ah TV-yada: Vatsal Sheth iyo Nikita Dutta oo qiiroodeen markii duubista musal salka Haasil soo idlaatay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Todobaadkan waxaa si rasmi ah loo soo idleeyay shaqada ama duubista musal salka hirgalay Haasil oo dhawaanahan siweyn loo daawanayay. Vatsal Sheth iyo Nikita Dutta ayaa ka qiiroodeen in musal salka Haasil soo idlaaday madaama ay waqti wacan wada qaateen sidoo kalena musal salkan shaqadiisa ay soo idleeyeen. Zayid Khan…

Gabadha Big Boss 11 caan ku noqotay Sapna Choudhry oo hees shidan ka qaadi doonto filimka Yamla Pagla Deewana 3

Gabadha Big Boss 11 caan ku noqotay Sapna Choudhry oo hees shidan ka qaadi doonto filimka Yamla Pagla Deewana 3

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sapna Choudhry oo caan ku ahayd barnaamijka Big Boss qaybtiisii 11-aad ayaa la xaqiijiyay inay hees kala kacsan ama shidan ku lahaan doonto filimka taxanaha caanka ah Yamla Pagla Deewana 3. Sapna Choudhry waxaa la xaqiijiyay in heeskan ay Dharmendra la duubi doonto waana macquul inay jadwalkaan qayb ka yihiin…

Rasmi: filimada Aiyaary iyo Black Panther ganacsiga ay sameeyeen sedexda maalmood ee ugu horeyso

Rasmi: filimada Aiyaary iyo Black Panther ganacsiga ay sameeyeen sedexda maalmood ee ugu horeyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidharth Malhotra filimkiisa Aiyaary ayaa ganacsi liito sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso wuxuuna keenay 11.75 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Waxaa niyad jab ah in Aiyaary sedexda maalmood ee ugu horeyso ganacsi ahaan uu ka hooseeyo Sidharth filimkiisii ugu dambeeyay Ittefaq oo keenay 14.82 Crore (Trade Figure) waana filim kala…

Rasmi: filimka Padman iyo mudo 10-maalmood ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: filimka Padman iyo mudo 10-maalmood ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa ayaa ganacsi wacan sameeyay labadii maalmood ee ugu dambeesay sabti iyo axad wuxuuna keenay 8 Crore todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu horeyso ganacsigiisa guudna mudo 10-maalmood haatan wuxuu marayaa 71 Crore (Trade Figure). Padman wuxuu ku wanaagsan yahay magaalooyinka waa weyn asigoo Mumbai ka keenay 24 Crore halka…

Padmaavat oo ku dhow 500 Crore($75M) ganacsigiisa isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka

Padmaavat oo ku dhow 500 Crore($75M) ganacsigiisa isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padmaavat ayaa ganacsi adag weli sameenayo wuxuuna keenay 8 Crore todobaadkiisa afarad sedexda maalmood ee ugu horeyso asigoo haatan gudaha Hindiya ka keenay 262.50 Crore (Trade Figure) oo nadiif ah ama canshuurta kadib sida shabakada BOI soo daabacday. Padmaavat ganacsigiisa todobaadka afaraad wuxuu ka mid noqon doonaa shanta filim ee ugu ganacsiga sareyso…

Star Power 1998: Awooda atoorayaasha 1998 sida filimada ku furmeen iyo sedexda maalmood ganacsigooda

Star Power 1998: Awooda atoorayaasha 1998 sida filimada ku furmeen iyo sedexda maalmood ganacsigooda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Xiligaan la joogo Star Power-ka Bollywood-ka waa mid ku xeen daaban Sedexda Khans, Hrithik, Akshay, Ajay sidoo kalena waxaa soo raacaan oo xidignimo gaareen Ranbir, Varun iyo Ranveer intaas ayay Boxoffice India ku tilmaantaa kuwo maanta filim gadi karaan. Hadaba Star Power-ka ama awooda atooraha waxaa lagu cabiraa fagta…

Raazi, Gully Boy, Brahmastra waa filimada Alia Bhatt u diyaarsan iyo xiliga la daawan doono

Raazi, Gully Boy, Brahmastra waa filimada Alia Bhatt u diyaarsan iyo xiliga la daawan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada dhalinta Hindiya hogaanka u heyso Alia Bhatt waxaa u diyaarsan sedex filim oo ay doorar kala duwan ku mataleyso sida haatan u diiwaan gashan. Alia Bhatt filimada u diyaarsan waxay kala yihiin Raazi, Gully Boy iyo Brahmastra waxaana xusid mudan labo ka mid ah in sanadka dambe ama 2019 la…