Home » Entries posted by Zakarie Abdi (Page 273)

Anil Kapoor oo filimka Race 3 kasoo muuqan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ruug cadaa Anil Kapoor ayaa la hadal hayaa in filimka Race 3 lagu soo dari doono ka hor inta aysan duubista filimkaan bilaabanin todobaadka dambe. Anil Kapoor wuxuu caan ku ahaa in Race labadiisa qeybood uu ku matalay dambi baare Robert D’Costa aka RD waxaana xusid mudan in qaybtii kowaad Sameera…

DAAWO LA-YAABKA DUNIDA: Wiil Pakistani 14 jir ah oo wejigiisa u wareejin kara dhabarkiisa

DAAWO LA-YAABKA DUNIDA: Wiil Pakistani 14 jir ah oo wejigiisa u wareejin kara dhabarkiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wiil Pakistani ah ayaa la soo baxay awood dheeraad ah oo ka yaabisay dadka, isagoo awood u leh inuu wejigiisa wareejiyo 180 degree. Wiilkan 14 sano jir ah laguna magacaabo Maxamed Samiir, wuxuu ku nool yahay magaalada Karachi ee dalka Pakistan, wuxuuna adeegsadaa labadiisa gacmood sii madaxiisa u wareejiyo uu…

(La=Yaabka): Haweeney 70 Jir Ah Oo Dhowr Nin U Dishay Si Ay Hantidooda U Dhaxasho

(La=Yaabka): Haweeney 70 Jir Ah Oo Dhowr Nin U Dishay Si Ay Hantidooda U Dhaxasho

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maxkamadda Degmadda Kyoto ee dalka Japan ayaa maanta Xukun Daldalaad ah ku riday Haweeney lagu magacaabo Chisako Kakehi, kadib, markii lagu helay inay dhowr nin dishay. Chisako Kakehi oo 70-jir ah ayaa la sheegay inay sun ku dishay Ninkeda iyo 2 kale oo ay saaxiib l;a ahayd, halka nin 4-aadna…

Idaha oo ‘aqoonsan kara wajiyada dadka’

Idaha oo ‘aqoonsan kara wajiyada dadka’

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Cilmi Baaris ay samaysay jaamacadda Cambridge ayaa lagu sheegay in idaha ay kala aqoonsan karaan wajiyada dadka kuwa ay markasta arkaan iyo kuwa ku cusub. Jaamacadda ayaa 8 hal neef oo ido ah ku tabobabaray wajiyada atooraha lagu magacaabo Jake Gyllenhaal, Emma Watson , madaxweynihii hore ee Maraykanka iyo Wariye…

Filimka Raajneeti iyo sida uu Super Hit ku noqday

Filimka Raajneeti iyo sida uu Super Hit ku noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Filimside waxay jeceshahay aqristayaasheeda inay la fal gasho xili walbo sidaa darteed filimka Raajneeti aqristayaal kala duwan ayaa ku wareersan inuu Blockbuster yahay ama Super Hit yahay. Balse xaqiiqada waxay tahay in Raajneeti uu Super Hit yahay sida diiwaanka Boxoffice India ku qoran sidoo kalena sedex sano oo aan u adeegeyno…

Taxliil ku saaban Ajay Devgn iyo filimadiisa natiijo ahaan waxay ay noqdeen (1991-2017)

Taxliil ku saaban Ajay Devgn iyo filimadiisa natiijo ahaan waxay ay noqdeen (1991-2017)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii filimka Golmaal Again uu Blockbuster noqday waxaan Update ku sameenay Superstar Ajay Devgn iyo filimadiisa natiijo ahaan waxay ay noqdeen. Devgn wuxuu Bollywood-ka kusoo biiray sanadii 1991 ilaa 2017 aflaanta uu sameeyay ee uu door dhameestiran ku leeyahay natiijada ay gaareen fadlan hoos kaga bogo: Rank Film Release Date Nett…

Kooxdii filimka Gadar: Sunny Deol iyo Director Anil Sharma oo filim cusub ku midoobeen

Kooxdii filimka Gadar: Sunny Deol iyo Director Anil Sharma oo filim cusub ku midoobeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadii 2001 Superstar Sunny Deol iyo Director Anil Sharma waxay sameeyeen filimkii All Time Blockbuster-ka noqday Gadar Ek Prem Katha ilaa haatana iskooradiisa gobolada la jebin weesan yahay. Haatan Sunny iyo Director Anil Sharma dib ayay u midoobeen waxayna sameyn doonaan filim cusub oo lagu magacaabo Kavach. Qof aad ugu dhow…

Sidharth Malhotra muxuu ka yiri in filimka Ittefaq uu Akshaye Khanna kaga muuqaal badan yahay

Sidharth Malhotra muxuu ka yiri in filimka Ittefaq uu Akshaye Khanna kaga muuqaal badan yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Ittefaq ee qayaanada fariin ahaan xambaarsan waxaa tiyaatarada la saaray Jimcadii aan kasoo gudubnay ayadoo ay hogaamiyaal ka yihiin Sidharth Malhotra, Sonakshi Sinha iyo Akshaye Khanna wuxuuna noqday filim ganacsi dhex dhexaad ah sameenayo sheekadiisa ay ka heleen daawadayaasha loogu tala galay. Hadaba Sidharth Malhotra oo hogaamiye ka ah…

Rasmi: Superstar Nandamuri Balakrishna filimkiisa Paisa Vasool waa Disaster iyo ganacsigiisa ugu dambeeyay

Rasmi: Superstar Nandamuri Balakrishna filimkiisa Paisa Vasool waa Disaster iyo ganacsigiisa ugu dambeeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Nandamuri Balakrishna filimkiisii 101-aad Paisa Vasool ee tiyaatarada la saaray 1 September 2017 ayaa si rasmi ah loo soo bandhigay ganacsigiisii ugu dambeeyay dibad iyo dal madaama uu tiyaatarada ka dagay. Filimka Paisa Vasool waa Disaster ama mashruuc bur buray madaama qasaaro xoog leh ay la kulmeen kooxda filimkaan iibsadeen mana la fileyn…

Rasmi: Ram Pothineni filimkiisa Vunnadhi Okate Zindagi oo Flop noqday iyo mudo 10-maalmood ganacsigiisa

Rasmi: Ram Pothineni filimkiisa Vunnadhi Okate Zindagi oo Flop noqday iyo mudo 10-maalmood ganacsigiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Energetic Young Star Ram Pothineni waanka xunahay filimkiisa sheeko ahaan la amaanay oo aan xog walbo idin kaga soo gudbineenay waxaa la xaqiijiyay inuu haatan Flop yahay ama guul dareestay. Filimka Vunnadhi Okate Zindagi mudo 10-maalmood ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal shirkada Andhara Boxoffice ayaa soo daabacday wuxuuna keenay 26.90 Crore (Worldwide Gross) isku darka gudaha…