Home » Entries posted by Zakarie Abdi (Page 296)

Rasmi: Salman Khan iyo Aishwarya Rai oo shaaca laga qaaday inay Boxoffice-ka Eid 2018 ku dagaalami doonaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Race 3 oo shalay duubis lagu bilaabay waxaa horey shaaca looga qaaday in feestada ama dabaal daga Eid 2018 in la daawado sanad walbana waa qasab in filim Sallu wado ciidul fitriga la daawado. Si lama filaan ah kooxda filimka Fanney Khan iska leh waxay…

Rasmi: Filimka Ittefaq iyo todobaadkiisa kowaad lacagaha uu gudaha Hindiya kasoo xareeyay

Rasmi: Filimka Ittefaq iyo todobaadkiisa kowaad lacagaha uu gudaha Hindiya kasoo xareeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidharth Malhotra, Akshaye Khanna iyo Sonakshi Sinha filimkooda Ittefaq ayaa ganacsi gaabis ah sameeyay todobaadkiisa kowaad wuxuuna keenay 21.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Sidoo kale kooxda filimka Ittefaq kooxda iska leh waxay shaaca ka qaadeen inuu 23.65 Crore (Producer Figure) balse Shabakada Filimside waxay adeegsataa lacagaha Trade Figure lagu…

Taxliil ku saabsan Deepika Padukone filimada ay sameesay 2007 – 2017

Taxliil ku saabsan Deepika Padukone filimada ay sameesay 2007 – 2017

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone ayaa maanta u dabaal dageyso 10-sano oo ay fanka Hindiya ka tirsan tahay sidaa darteed waxaan idiin heynaa xidigtaan taxliil ku saabsan aflaanta ay sameesay laga soo bilaabo 2007 ilaa 2017: Kala Saarida Natiijo Ahaan Aflaanta Deepika Padukone: All Time Blockbuste – 0 Blockbuster – 3 Super Hit…

10-sano oo ay Deepika Bollywood-ka ka tirsan tahay iyo 10-door oo marwalbo lagu xasuusan doono

10-sano oo ay Deepika Bollywood-ka ka tirsan tahay iyo 10-door oo marwalbo lagu xasuusan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kale 9 November 2007 ayay boqorada Bollywood-ka xiligaan maamusho Deepika Padukone kusoo biirtay fanka Hindiya waxaana soo caan bixiyay Superstar Shah Rukh Khan oo kusoo daray filimkiisii Om Shanti Om. Om Shanti Om daawashadiisa 10-sano ayaa kasoo wareegatay waana Blockbuster-kii ugu weynaa Bollywood-ka sameeyeen 10-sano ka hor sidoo…

Bas is wada oo maalintii ugu horeysay shil galay

Bas is wada oo maalintii ugu horeysay shil galay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baska waxaa saarnaa dhowr qof oo rakaab ah wuxuuna ku dhacay gaari xamuul ah oo si aayar ah u socday. Qofna kuma dhaawacmin shilka. Saraakiisha gobolka ayaa dareewalka gaariga xamuulka ku eedeeyay in uu sabab u ahaa dhacdada. Booliska ayaana u jaray warqad ganaax ah. Baskan waa kii ugu horeeyay…

Waa kuma atoorihii ugu horeeyay 6-filim Oo Hit dhameestiran isku xigto sameeyay

Waa kuma atoorihii ugu horeeyay 6-filim Oo Hit dhameestiran isku xigto sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-ka iskoorada haatan ay sameenayaan waxaa ka horeeyeen rikooro fanka dhidibada loogu taagay kuwaas oo ay adag tahay in la gaaro. Sidaa darteed waxaan idiin heynaa aqristayaasha qiimaha badan atoorihii ugu horeeyay ee Bollywood-ka ka tirsan kaasi oo 6-filim Hit dhameestiran noqdeen isku xijiyay. Atoorahaas iskoorkaan taariikhiga ah ka tagay…

Malaika Arora iyo Arbaaz Khan oo u wada dabaal dageen sanad guurada wiilkooda Arhaan Khan

Malaika Arora iyo Arbaaz Khan oo u wada dabaal dageen sanad guurada wiilkooda Arhaan Khan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Malaika Arora iyo Arbaaz Khan bartamihii sanadkaan ayay soo idleeyeen 18-sano nolol ka dhaxeeyay sidoo kalena si rasmi ah ayay u kala tageen taasi oo Bollywood-ka naxdin ku noqotay. Balse lamaanihii hore waxay inta badan ku dadaalaan inay xiriirkooda joogteeyaan kana dhigaan mid caadi ah si wiilkooda Arhaan Khan u…

Anil Kapoor oo filimka Race 3 kasoo muuqan doono

Anil Kapoor oo filimka Race 3 kasoo muuqan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ruug cadaa Anil Kapoor ayaa la hadal hayaa in filimka Race 3 lagu soo dari doono ka hor inta aysan duubista filimkaan bilaabanin todobaadka dambe. Anil Kapoor wuxuu caan ku ahaa in Race labadiisa qeybood uu ku matalay dambi baare Robert D’Costa aka RD waxaana xusid mudan in qaybtii kowaad Sameera…

DAAWO LA-YAABKA DUNIDA: Wiil Pakistani 14 jir ah oo wejigiisa u wareejin kara dhabarkiisa

DAAWO LA-YAABKA DUNIDA: Wiil Pakistani 14 jir ah oo wejigiisa u wareejin kara dhabarkiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wiil Pakistani ah ayaa la soo baxay awood dheeraad ah oo ka yaabisay dadka, isagoo awood u leh inuu wejigiisa wareejiyo 180 degree. Wiilkan 14 sano jir ah laguna magacaabo Maxamed Samiir, wuxuu ku nool yahay magaalada Karachi ee dalka Pakistan, wuxuuna adeegsadaa labadiisa gacmood sii madaxiisa u wareejiyo uu…

(La=Yaabka): Haweeney 70 Jir Ah Oo Dhowr Nin U Dishay Si Ay Hantidooda U Dhaxasho

(La=Yaabka): Haweeney 70 Jir Ah Oo Dhowr Nin U Dishay Si Ay Hantidooda U Dhaxasho

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maxkamadda Degmadda Kyoto ee dalka Japan ayaa maanta Xukun Daldalaad ah ku riday Haweeney lagu magacaabo Chisako Kakehi, kadib, markii lagu helay inay dhowr nin dishay. Chisako Kakehi oo 70-jir ah ayaa la sheegay inay sun ku dishay Ninkeda iyo 2 kale oo ay saaxiib l;a ahayd, halka nin 4-aadna…