Home » Entries posted by Zakarie Abdi (Page 3)

Filimkii Hindiya Oscar-ka u dirsadeen Newton oo wareega hore lagu reebay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rajkumar Rao filimkiisii Newton horey waxaan idin kula wadaagnay in gudiga filimada Hindiya qiimeeyaan ay u doorteen inuu Academy Awards ama Oscar 2018 u matalo una tartamo qaybta aflaanta qalaadka midka ugu wanaagsan. Laakiin nasiib daro Newton wareega hore ayuuba ku haray halkii uu wareegyada xiga usoo gudbi lahaa iskaba…

Sunny Deol filimkiisii la iska hilmaamay Mohalla Assi oo hada la fasaxay in la daawado

Sunny Deol filimkiisii la iska hilmaamay Mohalla Assi oo hada la fasaxay in la daawado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Mohalla Assi  labo sano ka hor ayay diideen gudiga filimada faaf reebaan inay siiyaan shahaadadii lagu daawan lahaa taasina waxay sababtay inu noqdo mashruuc meel la iska dhigo. Mohalla Assi waxaa wada jilayaan Sunny Deol, Sakshi Tanwar iyo Ravi Kishan wuxuuna sheeko ahaan ku saleesan yahay buuga Kashi Ka Assi ee uu…

Jayam Ravi, shaqadiisa xigta waa sameenta filimka “Adanga Maru”

Jayam Ravi, shaqadiisa xigta waa sameenta filimka “Adanga Maru”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida uu shaaciya actarka canka ah Jayam Ravi filimkiisa xiga waa Adanga Maru filimkiisa cusub waxaana director ka ah Karthik Thangavel. Aktarkan ayaa waxaa uu goor hore soo gabagabeeyay filimkisii uu directarka ka ahaa Raashi Khanna ee “Tik Tik Tik”, kaas la daawan doono 26 Janaayo 2018 waxaana hada uu…

Kangana Ranaut “Waxaan qoridoona book hadii aan diyaar noqdo”

Kangana Ranaut “Waxaan qoridoona book hadii aan diyaar noqdo”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kangana Ranaut ayadoo dareemesa xiisaha warbaahinta hor istaagooda ayay shalay lahadashay warbaahinta waxayni sheegtay, “Waxaan qori doonaa buug marka aan diyaariyo mashruuca aan lawado “Shobhaa De had” . Waxaan jeclaan lahaa inaan qoro buug kale waxay noqon doontaa mid weyn, “ayey tiri Kangana. Kangana ayaa haatan mashquul ku ah sameenta…

Rasm: Fukrey Returns iyo todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay

Rasm: Fukrey Returns iyo todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka shactirada iyo jah wareerka badan Fukrey Returns ayaa ganacsi waali ah oo aan marnaba laga fileyn sameeyay wuxuuna keenay 49.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Fukrey Returns wuxuu noqday filimka 12-aad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkiisa kowaad sanadkaan wuxuuna ka lacag badiyay filimada Jagga Jasoos, Half Girlfriend…

Jaceylka reer Deol ma dhamaanin: Filimka Poster Bosys oo si la yaab leh TV-yada Hit kaga noqday!

Jaceylka reer Deol ma dhamaanin: Filimka Poster Bosys oo si la yaab leh TV-yada Hit kaga noqday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa cadaatay in reer Deol weli la jecel yahay balse ay u baahan yihiin inay saaxada kasoo muuqdaan marwalbo filimo sameeyaan! Sababta waxay tahay arin naadir ah ayay Sunny Deol iyo Bobby Deol sameeyeen taasi oo ah filim ganacsigiisa aad u liito inuu TV-yada Big Hit ka noqdo! Filimka Poster…

Baahubali 2 iyo DJ oo ka mid noqdeen 15-ka filim 2017 TV-yada loogu daawasho badan yahay

Baahubali 2 iyo DJ oo ka mid noqdeen 15-ka filim 2017 TV-yada loogu daawasho badan yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadkaan 2017 gabo gabo ayuu ku dhow yahay waxaana hadal heynta Bollywood-ka ka qaateen filimada Koonfur Hindiya gaar ahaan Baahubali 2 iyo DJ. Labada filim ee Blockbuster-ka ugu weyn TV-yada ka noqdeen qoysaska ku waasheen daawashadooda 2017 waxay shabakada Boxoffice India ku xaqiijisay inay yihiin Bahubali – The Conclusion iyo DJ…

Rasmi: goos gooska filimka Padman oo lasoo bandhigay iyo Akshay oo doortay mocduuw qof walbo dooran karin (+sawiro)

Rasmi: goos gooska filimka Padman oo lasoo bandhigay iyo Akshay oo doortay mocduuw qof walbo dooran karin (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay Superstar Akshay Kumar filimkiisa la wada sugaayay Padman goos gooskiisa oo dhameestiran. Padman waa filim la daawan doono 26 Jan 2018 maalinta Jamhuuriga Hindiya waxaana Akshay la jilayaan Sonam Kapoor iyo Radhika Apte oo xaaskiisa ku mataleyso. Akshay wuxuu doortay fariin qof walbo sameyn karin…

Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Sheekada Kun Habeen Iyo Habeen

Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Sheekada Kun Habeen Iyo Habeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anigoo ah walaalkiina ahna saaxiibkiina Cabdiraxmaan Xasan Anteeno waxaan ka cudur daaranayaa dib u dhaca ku yimid sheekadii taxanaha aheyd ee KUN HABEEN IYO HABEEN. Sababtana waxay tahay waxaa igu soo baxeen howlo aad uculus waxaana jaanis uwaayay waqtigii aan sheekada ku qori lahaa. Lakiin insha Allah hakadka sheekada ku…

Blockbuster-kii gil gilay gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadii 2001 KG3 maanta oo kale ayuu soo baxay

Blockbuster-kii gil gilay gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadii 2001 KG3 maanta oo kale ayuu soo baxay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabhi Khushi Kabhie Gham waa filimkii ugu weynee ee sanadii 2001 Bollywood-ka sameeyeen marka laga hadlaayo jilaayaasha la isugu keenay, miisaaniyada uu xambaarsanaa iyo hadal heyntiisii waalida ahayd. Amitabh Bachchan, Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan, Kajol, Kareena Kapoor iyo Jaya Bachchan filim la isugu keenay halka Karan Johar uu Director…