Home » Entries posted by Ali Aadan (Page 107)

Ma Ogtahay In Kareena Kapoor Khan Ay Xiratay 130 Labis Oo Kala Duwan Filimka Heroine!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kareena Kapoor Khan waa mid kamdi ah xidigaha Bollywoodka ugu awooda badan xiligaan, ayadoo sameysay aflaam ay guulo waaweyn u gaareyn. taasi waxaa kasii daran qaab jiliinka Classic da ah oo ay xidigaan latimid, ma ahan in lala yaabo jilinkeeda waayo waxay kasoo jeeda qoys qaab jiliin ah India looga…

Ma Ogtahay In John Abraham Uu Taagero Rasmi Ah U Yahay Xidiga Weyn Ee Sylvester Stallone!!

Ma Ogtahay In John Abraham Uu Taagero Rasmi Ah U Yahay Xidiga Weyn Ee Sylvester Stallone!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham waa mid kamid ah Atoorayasha ugu jirdhisida badan ee Bollywoodka, sido kale xidigaan qaab jiliinkiisa iyo Murqihiisa weyn ayuu manta kuyahay John ka magac weyn leh. John waayadiisa fanka ugu horeyay ma aheyn atoore aflaam action ah sameya sido kalena dooqisa koowaad ee filimada ayaaba ah Filimo Action…

Ghajini, 3 Idiots, P.K. Baahubali 2 Waa Aflaamta Bilaaweyn Darajooyinka 100 Crore, 200 Crore ilaa 500 Crore!!

Ghajini, 3 Idiots, P.K. Baahubali 2 Waa Aflaamta Bilaaweyn Darajooyinka 100 Crore, 200 Crore ilaa 500 Crore!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guud ahaan aflaamta iskoorada cusub ee lacagta dhigayaan waxaa aabo u ah oo bilawaya Mr. Prefectionst Aamir Khan dhamaan aflaamta darajada Club asiga yaa bilaaway laga soo bilaa Ghajini. Balse sanadkaan Aamir Khan iskooradiisa oodhan waxaa cagta mariyay filimka Baahubali 2 kaaso ah filim ay koonfur iska leedahay oo aan…

Shraddha Kapoor Xidigahee Ayee Taagero U Tahay Dhanka Bollywoodka Filim Noocesa Ayee Jeceshahay Wax Ka Ogow!!

Shraddha Kapoor Xidigahee Ayee Taagero U Tahay Dhanka Bollywoodka Filim Noocesa Ayee Jeceshahay Wax Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shraddha Kapoor waa mid kamid ah xidigaha ugu dhalinta yar manta sido kalena soo jiidashada leh, Shraddha waxaa aabo u ah Rugcadaa Shakti Kapoor. Nasiibkeda ayaa iska fiican xidigtaan aflaam guulo ugaareyn aye heshay sido kalena mudadii yareyd ee ay fanka kujirtaya aye magac weyn ku yeelatay. Hadaba marka laga…

Salman Khan “ Wali Ma Aynan Gaarin Boqolkiiba 10 Xitaa Super Star Nimada Ay Kusoo Raaxeysteen Rajesh Khanna Iyo Kumar Gaurav”

Salman Khan “ Wali Ma Aynan Gaarin Boqolkiiba 10 Xitaa Super Star Nimada Ay Kusoo Raaxeysteen Rajesh Khanna Iyo Kumar Gaurav”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan wuxuu leeyahay Xidigihii Shalay Rajesh Khanna iyo Dilip Kumar waxay kusoo raaxeysteen awooda Super Star nimo taaso aanan la jabin Karin ama lagu garaaci Karin marka ladhaho Super Star nimo ama xidignimo. Sidaa wada ognahay Khans oo kala ah Salman Khan, Shah Rukh Khan iyo waliba…

Maxay Tahay Sababta Akshay Kumar Iyo Rani Mukherjee Aysan Filim U Sameyn Waligood!!

Maxay Tahay Sababta Akshay Kumar Iyo Rani Mukherjee Aysan Filim U Sameyn Waligood!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rani Mukherji oo xili loogu yeeri jiray Rani of Bollywood ama Boqorada Bollywoodka, sido kalena taagero fara badan caalamka kuleh aflaam taariikh ahna sameysay. Iyo waliba Akshay kumar oo ah Khiladi of Bollywood sido kalena kamid ah xidigaha ugu maqaamka sareyo Bollywoodka, ayaa waxaa dhacday in xidigahan waligood shaashada wadaagin.…

Nala Ogaaw Marka Ay Dhacday In Sridevi Ay Inkirtay Mudo Sedex Bilood Seygeeda Boney Kapoor

Nala Ogaaw Marka Ay Dhacday In Sridevi Ay Inkirtay Mudo Sedex Bilood Seygeeda Boney Kapoor

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star-da Bollywood-ka Sridevi waa qof ay Bollywood-ka ka heybestaan xitaa Mega Star Salman Khan ayaa sheegay in Sridevi qofkii shaashada la wadaago ay sida hooska camal u hareyn karto! Hadaba waxaa la sheegay in Sridevi mudo sedex bilood ah aysan la hadlin ama inkirtay seygeeda Boney Kapoor oo ah…

Ranveer Singh Shumiskii Uu Kushimiyay Priyanka Chopra Dadka Hortoodo, Ma isla Ayada Ayuu Hadana Taagero U Yahay Wax Ka Ogow!!

Ranveer Singh Shumiskii Uu Kushimiyay Priyanka Chopra Dadka Hortoodo, Ma isla Ayada Ayuu Hadana Taagero U Yahay Wax Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranveer Singh waa xidig aan degeneen oo aad ufudud sido kalena aad u kaftan badan, dhalinta manta hadii la dhaho shaqsiga ugu kaftan badan waa Ranveer. Sidaa awged saxaafada India iyo Bollywoodkaba waxay ugu yereen Xidiga ugu energy ga badan ama tamarta badan. Ayagoo ola jeedan fudeedkiisa iyo hadal badnidiisa…

Aftab Filimkiisi Ugu Horeyay Ee Uu Kasoo Muuqday Ma Aheyn Mast Ee Waa Mr.India, Xaqiiq Lahelay!!

Aftab Filimkiisi Ugu Horeyay Ee Uu Kasoo Muuqday Ma Aheyn Mast Ee Waa Mr.India, Xaqiiq Lahelay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aftab Shivdasani wuxuu dhashtay sanadkii 1978, waana atoore waayadiisi ugu horeysay fanka ki jilay aflaam jaceyl ah. Balse wajiga ayuu badashtay xidigaan mudo kadib asigoona isku bedelay inuu sameyo aflaamta shactirda ah (Comedy Movies). Aftab filimkiisi ugu horeyay ee uu kasoo muuqdo wuxuu ahaa filimkii Mr. India oo asigoo aad…

Pooja Hegde, Shruti Haasan Lakulan 4 Atariisho Ee Koonfur India Kasoo Jeedaan Kuwaaso Aanan Bollywoodka Guulo Ka Gaarin!!

Pooja Hegde, Shruti Haasan Lakulan 4 Atariisho Ee Koonfur India Kasoo Jeedaan Kuwaaso Aanan Bollywoodka Guulo Ka Gaarin!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shruti Haasan, Tamannaah Bhatia, Shriya Saran Iyo kuwa kaloo badanba waa atariishoyinka ugu magaca weyn koonfur India kuwaaso kasoo muuqdeyn Mashaariic waaweyn oo caan ah. hadaba xidigahan la wada jecelyahay ee aflaamta Hit ka weyn sameyeen ee maqaamka sare soo gaareyn ayaa hadana markii Bollywoodka aflaamte ka sameyeen loo fiiriyo…