Home » Entries posted by Ali Aadan (Page 2)

Atoorayaashi Abid Ugu Xumaa Bollywoodka – Zayed Khan, Aftab Shivdasani Iyo Atooreyaal Ceeb La Dhuuntay (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kusoo dhowaada maqaal aan kaga hadli doonno atoorayaasha Bollywoodka kuwooda ugu xumaa abid fanka hindiya soo mareen fursado badan iska qasaariyeen haatana noqdee Flop Actors halkaan hoose kaga bogo. HARMAN BAWEJA, WAA 38 SANNO JIR WAQTIGAAN Wiilkaani nasiib ayuu lahaa sababtoo ah xilli ayuu shukaansan jiray atariishada caanka ah…

Waa Maxay Arinka Ay Maanta Salman Khan Iyo Priyanka Chopra Ka Siman Yihiin

Waa Maxay Arinka Ay Maanta Salman Khan Iyo Priyanka Chopra Ka Siman Yihiin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Atirishada caanka ah Priyanka Chopra ayaa baraha bulshada hadal heyn ka abuurtay sidoo kalena ficil ay sameesay ayaa noqday in lala bar bar dhigo Mega Star Salman Khan. Hadaba arinka Salman iyo Priyanka maanta ka wada siman yihiin ayaa noqday hal xirfad oo ay wada leeyihiin midaas oo loo…

Mala Socotaa Inuu Jiro Atoore Filimadiisa Flop-ka Ah Magac Ku Yeeshay Una Suura Galiyay Inuu Bollywood-ka Baaqi Ku Ahaado

Mala Socotaa Inuu Jiro Atoore Filimadiisa Flop-ka Ah Magac Ku Yeeshay Una Suura Galiyay Inuu Bollywood-ka Baaqi Ku Ahaado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Bollywood-ka waa goob ganacsi waxaana qasab ah atoorihii Flop-kiisa ama guul daradiisa badato inuu saaxada ka bixi doono maadama daawadayaasha iska nacaan. Balse atooraha kartida badan Manoj Bajpayee wado u gaar ah ayuu ku socdaa waayo xidigaan Flop-ka uu sameeyo ayuuba magac ka helaa sidoo kalena u suura galiyo inuu…

Atiriishada Preity Zinta Marnaba Ma Aaminsana In Ayada Iyo Rani Mukerji Kamid Ahaayen Xidigihii 90-kii!!

Atiriishada Preity Zinta Marnaba Ma Aaminsana In Ayada Iyo Rani Mukerji Kamid Ahaayen Xidigihii 90-kii!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Preity Zinta iyo Rani Mukerji waxay kamid ahaayen sida rasmiga ah atiriishooyinkii 90kii ka xamaalanjireyn Bollywoodka qaasatan qeybtii dambe 90kii. Balse marka Preity dhankeeda laga hadlo marnaba ma aaminsana in iyada iyo saaxiibteda Rani ay kamid ahaayen 90kii atiriishoyinkii caanka ahaa sida ay Preity sheegeyso ayaa ah in 90kii…

Qiyaas Waa Kumar: Xidig Caan Ah Ayaa Lagu Casuumin Xaflada Arooska Atirisho Uu Xiriir Hore La Lahaa!!

Qiyaas Waa Kumar: Xidig Caan Ah Ayaa Lagu Casuumin Xaflada Arooska Atirisho Uu Xiriir Hore La Lahaa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadkaan 2018 waa sanadkii Bollywoodka arooskooda loo dabaal dagaayey sanadkaan kaliya gudahiisa waxaa is guursadeen xidigo badan kasoo bilaaw Sonam Kapoor ilaa Deepika Padukone arooska xidigaha Bollywoodka ayaa isdaba joog noqonaayo. Hader waxaa lasii hadal hayaa xitaa in Priyanka Chopra arooskeda qaban qaabadiisa bilaawan doono 29 bishaan November ayadoo la…

Koffe With Karan 6: Arjun Kapoor Maxuu Ku Jawaabay Markii Walaashiis Janhvi Kapoor Weydiisay Hadii Uu Single Yahay!!

Koffe With Karan 6: Arjun Kapoor Maxuu Ku Jawaabay Markii Walaashiis Janhvi Kapoor Weydiisay Hadii Uu Single Yahay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa wadada kusoo socoto xalqadii 6-aad ee barnaamijka Koffe With Kara 6 xalqadaano ay kasoo muuqan doonan xidigaha walaalaha ah Arjun Kapooor iyo Janhvi Kapoor. Ilaa 5 xalqad oo turjuman ayaan idiin la wadaagnay xalqada 1-aad waxaa kasoo muuqdeen Deepika Padukone iyo Alia Bhatt halka xalqada 2-aad ay kasoo muuqdeen…

Deepika Iyo Ranver Oo Hotel-ka Xaflada Lagu Qabanaayo Caawa Soo Gaareen Si Ay Indhaha U Mariyaan Fiyooraha Goobta Lagu Sharaxay (+Sawiro)

Deepika Iyo Ranver Oo Hotel-ka Xaflada Lagu Qabanaayo Caawa Soo Gaareen Si Ay Indhaha U Mariyaan Fiyooraha Goobta Lagu Sharaxay (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa durba bilaawatay qaban qaabada xaflada kowaad ee loogu dabaal dagaayo arooska lamaanaha caanka ah Deepika Padukone iyo Ranver Singh waxayna xafladn kowaad ka dhaceysa magaalada Bangalore. Hadii wararka soo baxay hader la rumeysto xafladan waa mid yar oo lagu casuumay saaxibo qaas ah oo lamaanahan iyo qaraabo badan oo…

Martida Bollywoodka Caawa Kasoo Qeyb Galeysa Xaflada Arooska DeepVeer Iyo Xidigaha Ka Maqnaan Doonan!!

Nolosha Qarsoon Ee Xidigaha Bollywoodka Iyo 10 Fadeexo Naxdin Leh Ku Dhacday Jilayaasha Bollywoodka Katrina, Hritik, Aamir Khan Waa La Badanyahay (+Sawiro)

Sirta xidigaha Bollywoodka arimaha fadeexada u qarsoon lama tiring karo balse kuwa qaarkood ayaaba marhore shaaca laga qaaday sidaa aawged waxaan idiin heynaa 10 arin naxdin leh ku saabsan qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodka. Waa fadeexado xiliyo kala duwan kudhacday xidigahan oo xaqiiq ah aanan xan aheen fadlan halkaan hoose…

Super Star Caan Ah Ayaa 10 Crore ($1.5M) Ku Aamusiiyay Atirisho Ceebtiisa Banaanka Keeni Laheed Xili Uu Faraxumeyn U Geestay!!

Super Star Caan Ah Ayaa 10 Crore ($1.5M) Ku Aamusiiyay Atirisho Ceebtiisa Banaanka Keeni Laheed Xili Uu Faraxumeyn U Geestay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Barnaamijka Me Too Movement ayaa noqday mid wax badan daaha looga qaaday siduu gudaha Bollywoodka oga hirgalay sanadkaan waxaana sheekada bilawday atirishada Tanushra Dutta oo Nana Patekar faraxumen ku eedeysay. Marba marka ka dambeysa shaqsi caan ah ayaa la magacaabaya ilaa maanta markii ugu dambeysay aan helnay warar sheegaya in…