Home » Entries posted by Ali Aadan (Page 275)

Ma Ogtahay Salman Khan Inuu Lahaa Wada Hadalka La Is Dhaafsanaayey filmka Tiger Zinda Hai!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa dhex mushaaxaya  guusha filmkiisa TZH kaasi oo ganacsigiisa gudaha India kaliya ilaa hada maraya 330.25 Crore (Trade Figure). Hadaba ma ogtahay akhriste in Sallu ahaa qofka keenay ama sameeyay wada hadalka la is dhaafsanaayey filmkan TZH. Sida la sheegay Salman Khan qaar kamid ah hadalada…

Atirishada Preity Zinta Uur Amee Leedahay? Sawiradan Aan Idiin Heyno Ayaa Ku Shaki Galinayaan!!

Atirishada Preity Zinta Uur Amee Leedahay? Sawiradan Aan Idiin Heyno Ayaa Ku Shaki Galinayaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Quruxleyda Bollywoodka Preity Zinta waa mid kamid ah atirishooyinka Bollywoodka soo mareen kuwooda ugu qaab jiliinka wanaagsanaa. Xidigtaan waxay guursataya Gene Goodenough kaaso kasoo jeeda England sanadkii 2016 bishii Feb 29, dhowaana waxay u dabaal dagi doonta marka la gaaro 29 Feb sanad guurada arooskeda. Hadaba xidigtaan ayaa sawiro laga soo…

Aishwarya Rai Bachchan, Madhuri Dixit, Sushmita Sen Iyo Kajol Xafladii Ay Isugu Yimaaden Shalay (+Sawiro)

Aishwarya Rai Bachchan, Madhuri Dixit, Sushmita Sen Iyo Kajol Xafladii Ay Isugu Yimaaden Shalay (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Marka atirishooyinka hal meel isugu imaanayan waxaa qasab ah atirisho walba inee style-ka soo saxdo misane ay dooneyso inee midba mida kale ka qurux badnaato dhan walba. Hadaba waxaan horey idiin kula wadaagnay in uu xaflad qaas ah dhigtay ninka shaqadiisa tahay Make-Up-ka iyo waxyaabaha la isku qurxiyo kaaso lagu…

Shilpa Shetty, Sonali Bendre, Rishi Kapoor Iyo Xidigo Kale Oo Hal Xaflad Kawada Qeyb Galeen (+Sawiro)

Shilpa Shetty, Sonali Bendre, Rishi Kapoor Iyo Xidigo Kale Oo Hal Xaflad Kawada Qeyb Galeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ninka shaqadiisa tahay Make-upka laguna magacaabo Mickey Contractor ayaa xaflad balaaran dhigay taaso ay kasoo qeyb galeen xidigaha Bollywood. Looma kala harin xafladan waxaa kasoo qeyb galeen xidigo ay kamid yihiin Shilpa, Shetty, Rishi Kapoor, Neetu Kapoor, Ranbirk Kapoor, Sonali Bendre, Kajol, Madhuri Dixit iyo kuwa kaloo badan. Mickey Contractor ayaa u…

Labo Maalmod Iyo Labo Labis Aan Soo Jiidasho Lahen: Priyanka Maxaa Ka Khaldan Maalmahan (+Sawiro)

Labo Maalmod Iyo Labo Labis Aan Soo Jiidasho Lahen: Priyanka Maxaa Ka Khaldan Maalmahan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Priyanka Chopra ayaa ku mashquulsan duubista taxanaheeda Quantico qeybta sedexaad ayadoo ku sugan waqtigaan la joogo New York. Hada xidigtaan ayaa laga soo qabtay labo sawir kuwaaso ay ku labisneed dhar kala nooc ah waliba 2 maalmod kala duwan ayaa sawiradan laga soo qabtay, waxaad mooda maalmahan in xidigta…

Maxay Yihiin Waxa Ranveer Singh Sidaan Dhan Ugu Qoslay Ee Ay Deepika U Sheegtay? Nala Ogow (+Sawiro)

Maxay Yihiin Waxa Ranveer Singh Sidaan Dhan Ugu Qoslay Ee Ay Deepika U Sheegtay? Nala Ogow (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone iyo Ranveer Singh waxay kamid yihiin lamaanayasha ugu caansan Bollywoodka balse aanan wali nolosha wadaagin. Xidigahan ayaa in badan la hadal hayey in ay isguursan doonan dhowaan balse wax walbo waxaa laga niyad jabay marka dad ka akdhow ay cadeyeen in xidigahan hadeer arinkaas u qorsheysneen. Hadaba sidaan…

Aamir Khan” Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Arko Wada Shaqeyn Dhexmarto Dadka Hal Abuurka Leh Ee Kasoo Jeedan China Iyo India”

Aamir Khan” Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Arko Wada Shaqeyn Dhexmarto Dadka Hal Abuurka Leh Ee Kasoo Jeedan China Iyo India”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Aamir Khan ayaa leh inee aad u wanaagsanan lahed hadii wada shaqeyn dhexmarto halyeeyda sido kalena qaab jiliinka wanaagsan leh kuwaso kasoo jeedan China iyo India. Aamir China waxuu booqday 2 jeer intii udhaxeysay 2015-2018, waxuuna xidigaan cadeyay in dadka China iyo dadka Indian ka ahba ay dabeecad…

Waxaa Maanta Oo Kale La Daawaday Filmka Kajol Labada Waji Ku Jishay Ee Kuch Khatti Kuch Meethi

Waxaa Maanta Oo Kale La Daawaday Filmka Kajol Labada Waji Ku Jishay Ee Kuch Khatti Kuch Meethi

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kuch Khatti Kuch Meethi oo micno ahaan mida ugu dhow ah (xoogaa dhanaan, xoogaa macaan) ayaa maanta oo kale la daawaday waxaana hogaamiye ka ahed Kajol Devgan. Filmkaan Kajol waxay ku jishay labo waji amaan lixaad lehna way ku heshay balse nasiib xumo waa film ganacsi ahaan guul darestay oo…

Filmsameye Karan Johar Ayaa Beeniyay Warark Sheegaya In Uu Mss World Manushi Chhillar Bollywoodka Keeni Doono!!

Filmsameye Karan Johar Ayaa Beeniyay Warark Sheegaya In Uu Mss World Manushi Chhillar Bollywoodka Keeni Doono!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idiin kula wadaagnay in filmsameyaha caanka ah ee Karan Johar doonayo gabadha loo doortay mida dunida ugu quruxda badan Manushi Chhillar inuu Bollywoodka keeno. Waliba wararka waxay intaas ku dareen in filmsameyahan filmkiisa Student of The Year 2 uu atirisho kaga dhigi doono gabadhaan, balse warkaas waa la…

Taapsee Pannu Mashaariicda Ayee Badsatay Haatana Waxay Saxiixatay Mashruuc Uu Leeyahay Anurag Kashyap!!

Taapsee Pannu Mashaariicda Ayee Badsatay Haatana Waxay Saxiixatay Mashruuc Uu Leeyahay Anurag Kashyap!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Taapsee Pannu ayaa mashaaricda badsaneysa maadama an horey u ogeyn inee saxiixatay filmada kala ah  Dil Juunglee, Mulk, Soorma and Manmarziyan qaarkoodna ay duubistoda dhameysay. Haatana waxaa la sheegay in xidigtaan saxiixatay mashruuc uu iska leeyahay qarash gareyaha caanka ah ee Anurag Kashyap kaaso magac ahaan loo bixiyay Womaniya. Filmkaan waxaa hogaamiyaal…