Home » Entries posted by Ali Aadan (Page 3)

Heeskii Ugu Horeyay Filmka Kedarnath Oo Lasoo Bandhigay Sara Ali Khan Wey Timid (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heeska kowaad ee filmka Kedarnath kaaso oo si weyn loo wada sugaayay waana heeskii ugu horeysay ee Sara Dance wacan ku muujiso daawadayaasha daawadaan. Kedarnath waa film jaceyl iyo arimaha qoyska ka hadlaayo kaaso ay Sara Ali Khan kusoo caan baxeysa ama filmkeeda…

Mala Socotaa In Kareena Kapoor Aysan Ahayn Gabadhii Ugu Horeesay Ee Shahid Kapoor Jaceyl La Wadaagay!!

Mala Socotaa In Kareena Kapoor Aysan Ahayn Gabadhii Ugu Horeesay Ee Shahid Kapoor Jaceyl La Wadaagay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Atooraha la wada jecel Shahid Kapoor hadii magaciisa lasoo hadal qaado waa qasab inay kugu soo dhacdo waqtigii wacnaa ee uu lasoo qaatay Kareena Kapoor Khan. Shahid iyo Kareena mudo sedex sano ayay jaceyl wada jilayeen waxayna isla socdeen intii u dhaxeesay 2004 ilaa 2007 balse wey kala tageen…

Karan Johar Wuu Jeclaan Lahaa Inuu La Shaqeeyo Labada Is Neceb: Deepika Padukone Iyo Kangana Ranaut!!

Karan Johar Wuu Jeclaan Lahaa Inuu La Shaqeeyo Labada Is Neceb: Deepika Padukone Iyo Kangana Ranaut!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Filim sameeyaha caanka ah Karan Johar ayaa ka dhawaajiyay inuu jeclaan lahaa la shaqeynta iyo isku keenida labada atirisho ee aadka isku neceb Deepika Padukone iyo Kangana Ranaut. Waxaa xusid mudan in Karan Johar labadaan atirisho si kala gaar ah horey ula soo shaqeeyay asigoo Deepika u maal galiyay filimkii…

Hambalyo: Lamaanaha Caanka AH Neha Dhupia Iyo Angad Bedi Oo Gabar U Dhalatay Maanta!!

Hambalyo: Lamaanaha Caanka AH Neha Dhupia Iyo Angad Bedi Oo Gabar U Dhalatay Maanta!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hambalyo lamaanaha caanaka Neha Dhupia iyo Angad Bedi ayaa maanta udhashatay gabar yar iyagoo hader qoys caruur leh noqdeen in mudo ahna lawada sugaayey gabadhaan qoyska Bedi kusoo biireysay. Neha ayaa uur leheed sidaa horey idiin kula wadaagnay warbixinooyinkeeda ugu dambeyna uurkii ay siday waxuu noqday gabar oo ay kudhashay…

Waa Maxay Kalmada Ama Ereyga Uu Ugu Neceb Yahay Inuu Tiger Shroff Maqlo!!

Waa Maxay Kalmada Ama Ereyga Uu Ugu Neceb Yahay Inuu Tiger Shroff Maqlo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Tiger Shroff waa hogaamiyaha dhalinta Bollywood-ka sidoo kalena sameynta filimada Action-ka ah asigaa ayaa looga haray waxaana u dheer inuu qoob ka cayaarka heer sare ka gaaray. Sidaa darteed Tiger Shroff filimadiisa ugu dambeyeen sida Baaghi 2 wuxuu kusoo bandhigay xirfad Dance, Action, iyo qaab jiliin heer sare ah,…

XUSUUS: Maxaa Dhacay Markii Uu Karan Johar Diiday Salman Khan Doortayna Shah Rukh Khan?

XUSUUS: Maxaa Dhacay Markii Uu Karan Johar Diiday Salman Khan Doortayna Shah Rukh Khan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Superstar Shah Rukh Khan wuxuu ku guuleystay quluubta daawadeyaal badan markii si aad ah loo ammaanay bandhig jilliinkiisii filimkii Kal Ho Na Ho (2003). Shah Rukh Khan wuxuu filimkaas ku sameeyey magaca Aman wuxuuna ku lahaa door ay adag tahay inuu kasoo baxo jillaa kasta oo Bollywood ah, Kal…

Baashidii 14 Sanno Jirka Iyo In Loo Aqoon Jiray Radio Bahrain – Atiriishada Jacqueline Fernandez Oo Kashiftay Arrimo Badan Oo Ku Saabsan Nolosheeda

Baashidii 14 Sanno Jirka Iyo In Loo Aqoon Jiray Radio Bahrain – Atiriishada Jacqueline Fernandez Oo Kashiftay Arrimo Badan Oo Ku Saabsan Nolosheeda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Atariishada caanka ah e shirkadda Bollywood Industry una dhalatay dalka Sri Lanka Jacqueline Fernandez ayaa waxay soo bandhigtay qirasho la yaab leh oo ku saabsan arrimaha jaceylkeeda, waxayna sheegtay in markii ugu horreysay ee uu shumiyey wiil uu jaceyl kala dhexeeyo ay aheyd keliya 14 sanno jir. 33 sanno…

Inay Dadku Foolxumo Ku Caayi Jireen Iyo In Aysan Dooneyn Inay Atariisho Noqoto – Atiriisho Disha Patani Oo Sir Badan Kashiftay

Inay Dadku Foolxumo Ku Caayi Jireen Iyo In Aysan Dooneyn Inay Atariisho Noqoto – Atiriisho Disha Patani Oo Sir Badan Kashiftay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Disha Patani waxaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah atariishooyinka ugu shidan ee xilligaan usoo baxaya shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood Industry. Hase yeeshee, 24 sanno jirtaan Disha Patani oo Bollywood-ka kusoo gashay filimkii M S Dhoni: The Untold Story kuna guuleysatay quluubta taageereyaal badan waxay daaha ka…

Fashil Weyn Sunny Leone: “Shumiskii Ugu Horreeyey Ee Aan Sameeyey Aabeheey Ayaa Igu Qabtay, Ka Dibna”

Fashil Weyn Sunny Leone: “Shumiskii Ugu Horreeyey Ee Aan Sameeyey Aabeheey Ayaa Igu Qabtay, Ka Dibna”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Xiddigtii hore ee aflaata galmada Sunny Leone taasoo haatan iska dhaaftay shaqadaas isla markaana ah atariisho ka xamaalata Bollywood ayaa waxay dib usoo xusuusatay markii ugu horreysay ee ay shumisay wiil uu xiriir jaceyl kala dhexeeyo. 37 sanno jirtaan Sunny Leone oo lagu naanayso Bollywood Baby Doll ayaa daaha…

Filimada Bollywood-ka Kuwooda Ugu Wanaagsan Oo Ay Kasoo Wada Muuqdeen Lamaane Si Dhab Iskula Nool

Filimada Bollywood-ka Kuwooda Ugu Wanaagsan Oo Ay Kasoo Wada Muuqdeen Lamaane Si Dhab Iskula Nool

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Bollywood-ka marar badan ayay filimo kala duwan u dhiibeen lamaane si dhab ah isku guursadeen ama inta aysan is guursanin shaqo laga dhexeysiiyay ayadoo la wada ogaa inuu xiriir ka dhaxeeyay. Sidaa darteed waxaa lasoo xulay lamaanayaasha sida dhabta ah isku guursadeen filimka ugu wanaagsan oo ay isla jileen…